Send a Message
to moha143

Comments

8

Joined

Mar 7, 2013

moha143 Profile

Forums Owned

Recent Posts

Guurdoon daacad ah

walaalaha dhalinyarada guurdoonka dhamaantiin waan idiin salaamaya, gabadha iyo wiilashaba intiina daneyneysa waxaa hada nasoo gaaray dhoor email oo dhalinyaro wiilal iyo gabdho ah , fadlan halkaan waa media furan oo ciwaanadiina in lagu soo bandhigo ma fiicna oo gabdhaha ixtiraam leeyihiin , noogu soo dira emailka : [email protected] com kusoo dir , magacaga meesha joogtid da'daada qofka aad daneyneyso noocu oo yahay then waxa kusoo direenaa wiilasha ama gabdhaha aan heyno oo intooda badan garaneyno iney dad fiican yihiin , iyo qaar idinka isbararneysaan ama is fahmeysaan mahadsaniiin. [email protected] com  (May 7, 2013 | post #1186)

Guurdoon daacad ah

walaalaha dhalinyarada guurdoonka dhamaantiin waan idiin salaamaya, gabadha iyo wiilashaba intiina daneyneysa waxaa hada nasoo gaaray dhoor email oo dhalinyaro wiilal iyo gabdho ah , fadlan halkaan waa media furan oo ciwaanadiina in lagu soo bandhigo ma fiicna oo gabdhaha ixtiraam leeyihiin , noogu soo dira emailka : [email protected] com kusoo dir , magacaga meesha joogtid da'daada qofka aad daneyneyso noocu oo yahay then waxa kusoo direenaa wiilasha ama gabdhaha aan heyno oo intooda badan garaneyno iney dad fiican yihiin , iyo qaar idinka isbararneysaan ama is fahmeysaan mahadsaniiin. [email protected] com  (May 5, 2013 | post #1182)

Guurdoon daacad ah

asalamu calaykum dhamaan dhalinyaro , waxaan doonayay inaan idiin ogeysiiyo inuu jiro meel ay dhalinyarada guurdoonka isku weydaarsadaan informationkooda wiilal iyo gabdho ,nasiib wanaag waxaa jiro ilaa sedex lamaane ah oo isku guursaday information aan u kala gudbinayay , kalana ilahey idinkiis aan rajeyneyno wadada kusoo jiraan in dhalinyrada leysku dhiiri geliyo si ay isku guursadaan waa camal ajir laga helaayo ,informationka muhiim ah intii isdooneysa iyaga isku qancaaya ama kala tagaayo , wiilka iyo gabadha ayagaa laga rabaa iney midba mid ka kale iska hubiyo . emailka [email protected] com kaliya waa guurdoon ., qofkasta wuxuu soo gudbin karaa magaciisa, mesha uu joogo .,dadiisa ,email ama telefan lagala xiriiro  (Mar 11, 2013 | post #1085)

Guurdoon daacad ah

caisha qofka aan daneyneysid waa in uu kula joogo miyaa ama isku wadan joogtaan  (Mar 8, 2013 | post #1074)

Guurdoon daacad ah

walaal soo dir emailkaaga ama telefankaaga , insh allah waxaan rajeynayaa dooqaga ogaado  (Mar 8, 2013 | post #1072)

Guurdoon daacad ah

Aniga dooqeyga waa in gabadha tahay somaliyad muhiim ma ii aha gobolka kasoo jeedo iyo familka ay tahay somali ayaa muhiim ah , sido kale waa iney tahay qof diinta wax ka taqaana aqoon maadina leh da'deeda 17-25, asturkana ku qanacsan , you are welcom waa mahadsantihiin  (Mar 8, 2013 | post #1071)

Guurdoon daacad ah

walaal inta pagekaan furtay wey mahadsanyihiin runtiina waa talaabo fiican oo horey loo qaaday waayo waxaa jira dhalinyaro badan somali ah oo u baahan meel ay si sax ah isaga raadsadaan waa mahadsantihiin  (Mar 8, 2013 | post #1070)