ali

Denmark

#1209 May 23, 2013
ifraax wrote:
asc jamaal walaln ana guurdoona horena umaso guursan dadyduna wa 26 in igu filana wan ka aqan diinta marka fadlan isosheg halkad kusugantahay waxanka sugaya jawab
waxad igala soo xiriitaa haah.huuh70@yahoo.com
abdullahi

Kenya

#1210 May 24, 2013
asc abayo aniga wa abdullahi kenya ayan kunolahey waxan jeclahey in an waxkulaqabto cinwankega wa furahaacademy92@hotmail.com ama facebook abdullahirailabulle
fatima

Djibouti

#1211 May 25, 2013
asc waan idin salaamay dhaliinyaroo meelkasta oo aad joogtaan alle qof walba muraadkiisa ha usahlo waxa uu jecel yahayna ha siiyo aamiin
Iqraa

Tanzania, United Republic of

#1212 May 26, 2013
mashaallah abowe lakin waxaan ruun miyaa!?
luqman

United States

#1213 May 26, 2013
Iqraa wrote:
mashaallah abowe lakin waxaan ruun miyaa!?
haa waa run walal nala so xariir magaratay hadad dacad tahay
axmed

Djibouti

#1214 May 26, 2013
ifraax wrote:
asc sxbayal walali wan idinsugaya farintaydina wan idinsodiraye saxayal fadlan jawab ayan idinka sugaya owanagsan asc
wll aniga ayaa kaagasoo jawaabilahaa codsigaa lnk waan ka xumahay maan arag markaa waxan kaa codsanayaa inaad iigu celiso sodsigaaga
mustafe

Djibouti

#1215 May 26, 2013
ASC marka hore waan idinsalaamay, bacda salaan waxan ahay wiil 25yrs old ah, leh aqoon maadi ah iyo diiniba (ka qalinjabiyay jaamacad) waxan intaa ii dheer wan shaqaystaa oo waan ku filanahay biilka reerka aan doonayao inaan dhiso WAXAAN DOONAYAA GABADH LEH AQOON OO AAN JAAHILAD AHAYN SI AAN NOLOSHA ULA WADAGO MICNO MALAHA HALKA AY JOOGTO IYO QABIILKA AY TAHAY SHARDIGA KALI AH EE AAN KU XIDHAYAA WAA INAY AQOON LEEDAHAY AKHLAAQDEEDUNA WANAAGSANTAHAY. anigu waxaan jooga north of somalia (somaliland)
mustafe

Djibouti

#1216 May 26, 2013
waxaa la igalasoo xidhiidhi karaa waaberi13@hotmail.com
Ahmed

Fpo, AE

#1217 May 26, 2013
Iqraa wrote:
mashaallah abowe lakin waxaan ruun miyaa!?
Haa walaal waa run dhalin yartani dhamaan waa dhalin yar guurdoon wada ah daacadana ah aqoona leh iyo waliba karti ee soo dhawaw walaal
Xasani

Europe

#1218 May 26, 2013
Iqra soo dhawow abaayo
fadumo

Ashburn, VA

#1219 May 28, 2013
asc dhaman waxan ahay gabar somaliyed wxana raaba wil dacad ah oo wanagsan o alle kabaqayo insha allah asc
fadumo

Ashburn, VA

#1220 May 29, 2013
wxan kunolahay wadhanka kenya
ifraax

London, UK

#1221 May 29, 2013
asc wan idin wadasalamay dhamaan dhalinta guurdoon salan ka dib waxan ahay gabar somaliyed oguurdoonah waxan raba nin dacado wanagsano alle ka cabsada fadlan hadu jiro farin hayrebo melkastab hajooge asc
yasir

United States

#1222 May 29, 2013
asc walal ifraax waxa nahay wiil gurdon ah donayana qofwanagsan hadey dhab katahay aniga markan iska hadlo anoon isfaninay illahna igu ogyahay nin anan laheyn balwad isticmalin waligiis ilahisna ku xiran hadad tahay qof dacad ah ila so xirir ama ireeb emailka wabilahi towfiiq
luqman

United States

#1223 May 29, 2013
fadumo wrote:
asc dhaman waxan ahay gabar somaliyed wxana raaba wil dacad ah oo wanagsan o alle kabaqayo insha allah asc
wcs walalo fadumo ana diyar uah ilahna kabaqayo gurna dacad uah asc
fadumo

Ashburn, VA

#1224 May 29, 2013
mahatsanid wllkey waa ok marka
fadumo

Ashburn, VA

#1225 May 29, 2013
intekunoshahay wll
ifraax

London, UK

#1226 May 29, 2013
asc
ifraax

London, UK

#1227 May 29, 2013
asc walalkay yasir emailkaygu waaka ifraax4000@hotmail.com
Hassan

Europe

#1228 May 29, 2013
A.sc.walaalayaal dhamaantii waan idan salaayaa salaamkadib waxaan ubaahnahay gabar diin iyo akhlaaqle daacadna ah shuruudaydu waa in aydiinledahay quruxledahay xubnehedu caafimaad qabaan.asc

Tell me when this thread is updated:

Subscribe Now Add to my Tracker

Add your comments below

Characters left: 4000

Please note by submitting this form you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

Somalia Discussions

Title Updated Last By Comments
Wiil Raba Guurdoon Xalaal ah (Aug '12) 39 min Xalima 372
Arab guys Attarctted to Somali Gurls (Dec '10) 3 hr Halgan 532
!!!!!!!!!Do the Ashraaf Somalis intermarry with... 8 hr Informative 9
25 year old lawyer somali women, is it time to ... 8 hr old soul 4
Union of Punt, Union of Kush or Horn Of Africa ... (Jul '10) 10 hr Absame 51
Ogaden was newly massacred by Tigrinya in Qabri... 11 hr Dacar 1
black america accepts slave ancestor why can't ... 12 hr take note 1
dhuqmada siilka iyo mida guska tee macaan sidee... (Mar '11) 14 hr nin culus 1,191
futada iyo siilka keba macaan (May '11) Wed hanad walthamstow 1,743
gus wayne gabadhii rabta halkanaa laga helaa (Jun '09) Wed hanad walthamstow 4,335
Gabdhaha buuran iyo kuwa dhuuban kuwee raaxo ma... (Apr '10) Sep 16 xamiid kashka 1,314
•••

Somalia People Search

Addresses and phone numbers for FREE

•••