Since: Mar 13

Location hidden

#1085 Mar 11, 2013
asalamu calaykum dhamaan dhalinyaro , waxaan doonayay inaan idiin ogeysiiyo inuu jiro meel ay dhalinyarada guurdoonka isku weydaarsadaan informationkooda wiilal iyo gabdho ,nasiib wanaag waxaa jiro ilaa sedex lamaane ah oo isku guursaday information aan u kala gudbinayay , kalana ilahey idinkiis aan rajeyneyno wadada kusoo jiraan in dhalinyrada leysku dhiiri geliyo si ay isku guursadaan waa camal ajir laga helaayo ,informationka muhiim ah intii isdooneysa iyaga isku qancaaya ama kala tagaayo , wiilka iyo gabadha ayagaa laga rabaa iney midba mid ka kale iska hubiyo .
emailka tazawajuu@hotmail.com kaliya waa guurdoon ., qofkasta wuxuu soo gudbin karaa magaciisa, mesha uu joogo .,dadiisa ,email ama telefan lagala xiriiro
Hassan

United States

#1086 Mar 12, 2013
asc Aisha walal kusalamay samta islamka salan kadib wan arkaa qoraalkada sifiyonka ad shegtay wan a hay marka xagee an kala so xarira jogana america wsc
Aisha

Oslo, Norway

#1087 Mar 12, 2013
luqman wrote:
<quoted text> asc walal mahad santa sida wanaga aad uga hadashay waxaa ku dhihilahaa jazakumalah illah haku xifdiyo aqiro iyo adunba illaha ugu jecel yahay qofka cibadadisa ku barbara malinta qiyaamana carshigiisa hariyaa masha masha allah
amiin walal jzk
Aisha

Oslo, Norway

#1088 Mar 12, 2013
Hassan wrote:
asc Aisha walal kusalamay samta islamka salan kadib wan arkaa qoraalkada sifiyonka ad shegtay wan a hay marka xagee an kala so xarira jogana america wsc
asc adi mail kaga so qor insha Allah aniga kula so xidhi dhi hadi Allah kugu og yahay sida
Aisha

Oslo, Norway

#1089 Mar 12, 2013
luqman wrote:
<quoted text> asc walal mahad santa sida wanaga aad uga hadashay waxaa ku dhihilahaa jazakumalah illah haku xifdiyo aqiro iyo adunba illaha ugu jecel yahay qofka cibadadisa ku barbara malinta qiyaamana carshigiisa hariyaa masha masha allah
Amin walal dhamanten
Hassan

United States

#1091 Mar 12, 2013
Aisha email waa kana walal hadii illah yirah adna karun shegayso gacalbfc@hotmail.com ilaso xifhidh zjk qyr
Anonymous

United States

#1092 Mar 12, 2013
Ilaahoow gabar wanagsan iisahal, maalmahaan dadki wanaagsanaay waa yaryihiin, gabar kastoo wanaag rantooy aan is helno, maaliki01@nimbuzz.com
ali doon

London, UK

#1093 Mar 15, 2013
asc waxaa ahay wiil somaliyeed waxaa doonaya gabar suni gude ah oo aan waxba aan loo geysan gabadheee doone guurha iga soo xariirto e-mailkaan libanato@yahoo.co.uk
maxamad mcl xusn

UK

#1094 Mar 15, 2013
Waxan ahay wiil dhalin yaro ah kuna nool dalka soot afrika gaar ahan gobalka porta lizapej waxaan ahay ni guur doon ah waliba shuuruudo wata shuruudahaas waa in eey yihiin gabar dooneeysa mustaqbal waa in eey ahaato gabar asturan waa in eey wax kata qaan diinta islaamka waa in eey taqaanaa qurkaanka waa in eey xifdisan tahay shanta salaadood shuruudaheeda waa in eeysan eheen cila siyha kuwa ladhoho waxaan ahay nin dhalin yara ah oo ah 24
maxamad mcl xusn

UK

#1095 Mar 15, 2013
Lasoo xiriir teelkan 0027735554446 ama nimbuzzka mudane07
luqmaan

United States

#1096 Mar 18, 2013
asc waxan salamaa aqyarta dhamantod gabdho iyo wiilalba waxan idiin rajeyna isha allah qofwalba waxa udonayo in llah usahlo bi idnilah
zakiya

Europe

#1097 Mar 19, 2013
asc walaal magaceygu waa zakiya maxamud wiilka jooga sacuudiga walaal horta xaq ayaad u leedahay inaad ka hadasho dooqaaga lakiin inta badan wax waliba la,iskuma helo aniga ,,aqoon waan leeyahay quraankana waan bartay dabeecadna waan leeyahay lakiin ma cadi waxaan ahay maariin oo ma madoobida,deyduna waa 25 (waxan ku noolahay mombasa hadaad waxba ka qabin waan wada xiriiri doonaa inshallah mahadsanid
c qadir

Ashburn, VA

#1098 Mar 19, 2013
asc walalayal waxan ahay quf guurdon ah o waligis an gur somarin waxan jira inta udhaxayso 24+30 marka walalaya ma anan so marin gur marka walalayal waxan donaya quf wanagsan garob ha ahato ama gabar marka walalayal igala so xirira ciwankan c.qaadir30@hotmail.com ama faceboka c.qaadir30@ ama nimbazka ah cqaadir30@nimbaz.com marka khayr ayan idin rajaynaya walalayal asc
zaki

Jeddah, Saudi Arabia

#1099 Mar 20, 2013
zakiya wrote:
asc walaal magaceygu waa zakiya maxamud wiilka jooga sacuudiga walaal horta xaq ayaad u leedahay inaad ka hadasho dooqaaga lakiin inta badan wax waliba la,iskuma helo aniga ,,aqoon waan leeyahay quraankana waan bartay dabeecadna waan leeyahay lakiin ma cadi waxaan ahay maariin oo ma madoobida,deyduna waa 25 (waxan ku noolahay mombasa hadaad waxba ka qabin waan wada xiriiri doonaa inshallah mahadsanid
WAAD KU Mahadsan thy ra'iyaga aad so jedisay ee so sheg cinwankaga adigoo mahadsan
Haboon

Europe

#1100 Mar 20, 2013
Asc akhyarta guur doon wadmahadsantih sxbyal hadan idinshego moqifkaygi an rabey wan gadhe ifraaxna maha magcaygu waa haboon sxbiyal ciwanka ifraaxna mahe waa haboondeeqa@hotmail.com ka igaso hanbalyeya namberki horana malih kaygu waa 834514 isma dhaafno
zaki

Jeddah, Saudi Arabia

#1101 Mar 20, 2013
Haboon wrote:
Asc akhyarta guur doon wadmahadsantih sxbyal hadan idinshego moqifkaygi an rabey wan gadhe ifraaxna maha magcaygu waa haboon sxbiyal ciwanka ifraaxna mahe waa haboondeeqa@hotmail.com ka igaso hanbalyeya namberki horana malih kaygu waa 834514 isma dhaafno
bente radkeda waa gaban yahay ee isla ilali benta pls runta ku dadal waliga waa libanee insha allah amurahaga neh waa gari doontaa insha allah
farhaan

Djibouti

#1102 Mar 20, 2013
asc dhamaan asxaabta guurdoonka ah waan idin salaamay salaan ka dib waxaan ahay qof dhalin yaro ah oo raba guur xalaal ah gabadh wanaagsan oo alaah ka cabsata waad salaamantihiin dhamaantiin

farhaan.05@hotmail.com
Salma

United States

#1104 Mar 22, 2013
Asc
axmed

Dubai, UAE

#1105 Mar 22, 2013
Salma wrote:
Asc
Wasm salama so dawaw walal
zaki

Jeddah, Saudi Arabia

#1106 Mar 22, 2013
axmed wrote:
<quoted text>
Wasm salama so dawaw walal
war ninyahow alle weyn ka baqo waxaad ku hadleso ha ahadan wax wanagsan o misankaga ku sa'idiyo pls

Tell me when this thread is updated:

Subscribe Now Add to my Tracker

Add your comments below

Characters left: 4000

Please note by submitting this form you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

Somalia Discussions

Title Updated Last By Comments
Name three ethnicity you have been mistaken fop... 28 min Tnn 14
Do you think Ogaden WILL Come back to Somalia? 3 hr Yonis Mazin 34
Bantu? 3 hr Yonis Mazin 7
Hawiye 3 hr Yonis Mazin 85
The real reasons Somalis were never slaves. (Oct '12) 3 hr Yonis Mazin 289
Turkish President points out new project to bui... 5 hr Sade Supremacy 7
what are somalis known for? 5 hr freemanlovegus 29
futada iyo siilka keba macaan (May '11) 10 hr Sverige-neger20 1,882
More from around the web