Comments
981 - 1,000 of 1,899 Comments Last updated Thursday Jul 17
abdul

Dubai, UAE

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1059
Mar 7, 2013
 
Aisha wrote:
A salamo Alikom wr wb.,,hmmm side lagu bilaba warqada dear friends?mise slan wlalah!hmm how ever salanta islamk kolay ugu muhim San da dadayda 27 xoog cafimad qurux inta Allah isiyey xog ugu qanacsan 5 saladod wa furaha malin tayda lantodna ma ogi sidan noqon laha xalal cun jecel barashada islam Ka 2 wax ku shegi Dona dabe cadayda I dadka iyaqana yidhahdab 1faraxd badan xata qofki I neceb waji farxad leh ku so dhaweyA 2 cadha dayda wa waqti dhow horena uga so labta ....hadad tahay will Allah Ka cabsada in badan walidkisna xidhi dhiya qosol Macan gadhka sunada leh sural Ka u gabsab yahay sida sunada dadkuna ku til ma man walal hebal ku nool Europe AMA America macqul in Allah dartis iskula xidhidh no aslamo Alikom
Aisha walal I would love to have a good talk with you,my email is badbaado4@hotmail.com
Ahmed

Fpo, AE

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1060
Mar 7, 2013
 
Wacalaykuma salaam waraxmatulahi wabarakaatu walaal Aisha salaanta waan kaa qaadnay walaal waanan ku soo dhawynayaa walaal sida wanaagsan ee aad u hadayshayna waxay natusinaysaa karaamadaada iyo dadnimadada walaal ee
if you can contact me
Email: a_kayd98@hotmail.com
Skype:Ismail2013067
thanks sister
zaki

Jeddah, Saudi Arabia

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1061
Mar 7, 2013
 
Aisha wrote:
A salamo Alikom wr wb.,,hmmm side lagu bilaba warqada dear friends?mise slan wlalah!hmm how ever salanta islamk kolay ugu muhim San da dadayda 27 xoog cafimad qurux inta Allah isiyey xog ugu qanacsan 5 saladod wa furaha malin tayda lantodna ma ogi sidan noqon laha xalal cun jecel barashada islam Ka 2 wax ku shegi Dona dabe cadayda I dadka iyaqana yidhahdab 1faraxd badan xata qofki I neceb waji farxad leh ku so dhaweyA 2 cadha dayda wa waqti dhow horena uga so labta ....hadad tahay will Allah Ka cabsada in badan walidkisna xidhi dhiya qosol Macan gadhka sunada leh sural Ka u gabsab yahay sida sunada dadkuna ku til ma man walal hebal ku nool Europe AMA America macqul in Allah dartis iskula xidhidh no aslamo Alikom
ASC AISHA WAAD MAHADSNTAHY ALLE NEH SIDA AAD KA RAJEYNESO WAA OO KU YELO DONAA INSHA ALLAH BARASHO WACAN EMAILKEGA NEH WAA KAS IMAN7@LIVE.COM
Aisha

Oslo, Norway

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1062
Mar 7, 2013
 
:) hmmm sida an u shegay hadad tahay welcom to my world hadi kale mid kale ilahay ha ku sahlo
Aisha

Oslo, Norway

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1063
Mar 7, 2013
 
zaki wrote:
<quoted text>ASC AISHA WAAD MAHADSNTAHY ALLE NEH SIDA AAD KA RAJEYNESO WAA OO KU YELO DONAA INSHA ALLAH BARASHO WACAN EMAILKEGA NEH WAA KAS IMAN7@LIVE.COM
Zaki sas ma tahay hubal Miya
zaki

Jeddah, Saudi Arabia

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1064
Mar 7, 2013
 
Aisha wrote:
<quoted text> Zaki sas ma tahay hubal Miya
aisha walashis waxan ku shegaa alle ayaa dhameystiran inta kale bini adamka waa naqis marka insha allah alle neh inta oo igu barey waan leyahay insha allah mar waliba neh alle ayaan qowfiqda ka rajeynayaa marka waa sida walashis fadal markale neh alle waxan kaga rajeynayaa in oo ku wafajiyo towfiqda insha allah
zaki

Jeddah, Saudi Arabia

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1065
Mar 7, 2013
 
Aisha wrote:
<quoted text> Zaki sas ma tahay hubal Miya
asc markale aisha nolosha dhabta ah ama fafahinta rasmiga ah inta laguma qori karo mana lesku dayo in meshan lagu soo roga adiga niyadada & rajadada waad soo bandhigtay aniga fafahinteda oo kamil ah wan ku soo gudbin donaa ee isoo qor emailkaga oo sax ah si an kugu soo gudbiyo farinta dhabta ah oo xaqiqada ku salesan waa hadii sida aad shegeso kaa tahay saxix insha allah waxan rumesanahay in ee ka tahay sax illah neh haku wafajiyo wada hanunka u saxibka ah & dhaman inta muslimin ah alle hanawada hanuniyo siradul mustaqimka ah neh alle hanagu hagajiyo insha allah salama caleykum

Since: Jan 13

Fpo, AE

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1066
Mar 7, 2013
 
Aisha wrote:
A salamo Alikom wr wb.,,hmmm side lagu bilaba warqada dear friends?mise slan wlalah!hmm how ever salanta islamk kolay ugu muhim San da dadayda 27 xoog cafimad qurux inta Allah isiyey xog ugu qanacsan 5 saladod wa furaha malin tayda lantodna ma ogi sidan noqon laha xalal cun jecel barashada islam Ka 2 wax ku shegi Dona dabe cadayda I dadka iyaqana yidhahdab 1faraxd badan xata qofki I neceb waji farxad leh ku so dhaweyA 2 cadha dayda wa waqti dhow horena uga so labta ....hadad tahay will Allah Ka cabsada in badan walidkisna xidhi dhiya qosol Macan gadhka sunada leh sural Ka u gabsab yahay sida sunada dadkuna ku til ma man walal hebal ku nool Europe AMA America macqul in Allah dartis iskula xidhidh no aslamo Alikom
asc wr wb
wll sow ma fcd Aisha ad ayan ugu bogay wll
sifaha ad ku xulanyso qofka ad doonsyo inaad nolasha la wadaaggto
balse wxaan ku odhan lahaa ha ku xidhin inuu joogo yurub ama america
Saalax

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1067
Mar 8, 2013
 
Aisha wrote:
A salamo Alikom wr wb.,,hmmm side lagu bilaba warqada dear friends?mise slan wlalah!hmm how ever salanta islamk kolay ugu muhim San da dadayda 27 xoog cafimad qurux inta Allah isiyey xog ugu qanacsan 5 saladod wa furaha malin tayda lantodna ma ogi sidan noqon laha xalal cun jecel barashada islam Ka 2 wax ku shegi Dona dabe cadayda I dadka iyaqana yidhahdab 1faraxd badan xata qofki I neceb waji farxad leh ku so dhaweyA 2 cadha dayda wa waqti dhow horena uga so labta ....hadad tahay will Allah Ka cabsada in badan walidkisna xidhi dhiya qosol Macan gadhka sunada leh sural Ka u gabsab yahay sida sunada dadkuna ku til ma man walal hebal ku nool Europe AMA America macqul in Allah dartis iskula xidhidh no aslamo Alikom
aisha shuruudahan kuligiid inaan ahay baan isku tirinayaa,lkn yurub iyo amerika toona ma joogo mana jecli inaan u noolaado,guurkagana waan xiisaynayaaye maxaa tala ah?Waxaan ahay 27-33 jir aa guur soo marin o ku mashquulsanaa waxbarasho diini iyo maadi aqontayda maadiga waa BSc degree cilmiga diintana inta uu ilaahay doonay,maadaama aanan jaamacad ku baranin
fadlan hadaad hadalkaygan ku qanacdo igala soo xiriir my addres
safaari_27@hotmail.com
tafadal ukhtii
Ahmed

Fpo, AE

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1069
Mar 8, 2013
 
Aisha na waxaan leeyahay Saki ayaad wax ku dhaqdhawaajisay oo aad soo magacawday
nin raga oo aqoon lehna waa u eeg yahay oo waliba raganimo iyo geeesinomba leh daacadna ah ee ama kiisa kala xidhiidh ama sin kale yeel oo la xidhiidh mahad sanid

Since: Mar 13

Location hidden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1070
Mar 8, 2013
 
walaal inta pagekaan furtay wey mahadsanyihiin runtiina waa talaabo fiican oo horey loo qaaday waayo waxaa jira dhalinyaro badan somali ah oo u baahan meel ay si sax ah isaga raadsadaan waa mahadsantihiin

Since: Mar 13

Location hidden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1071
Mar 8, 2013
 
Aniga dooqeyga waa in gabadha tahay somaliyad muhiim ma ii aha gobolka kasoo jeedo iyo familka ay tahay somali ayaa muhiim ah , sido kale waa iney tahay qof diinta wax ka taqaana aqoon maadina leh da'deeda 17-25, asturkana ku qanacsan , you are welcom waa mahadsantihiin

Since: Mar 13

Location hidden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1072
Mar 8, 2013
 
zaki wrote:
<quoted text> asc haaaaaaaa hadii diyarnthy welcome nimbzz alime7@nimbzz
walaal soo dir emailkaaga ama telefankaaga , insh allah waxaan rajeynayaa dooqaga ogaado
Aisha

Oslo, Norway

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1073
Mar 8, 2013
 
:)salamo Alikom wa arka qof ba Qarad Kalu joga insha Allah khair qof iga dher xishidh kisa Kama helo

Since: Mar 13

Location hidden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1074
Mar 8, 2013
 
Aisha wrote:
:)salamo Alikom wa arka qof ba Qarad Kalu joga insha Allah khair qof iga dher xishidh kisa Kama helo
caisha qofka aan daneyneysid waa in uu kula joogo miyaa ama isku wadan joogtaan
zaki

Jeddah, Saudi Arabia

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1075
Mar 8, 2013
 
moha143 wrote:
<quoted text>
walaal soo dir emailkaaga ama telefankaaga , insh allah waxaan rajeynayaa dooqaga ogaado
iman7@live.com waa kas bro
Dr tiicaaye

Ashburn, VA

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1076
Mar 8, 2013
 
masha'allaq samataris bro waa wax lagu farxo qaabka aad mamulka iyo fikrada wcn aad uso bandhigtay lkn an ku su'alo adiga kaliya md thy mise waxa ad tihin group rag iyo dumar ah oo xafis leh runti shaqsi aya thy kaliga waxba ma saxi kartid garab wa laga marman yacni howl wada jir ah rag iyo dumar jwb ayan ka sugaya bro kadib ayan kuso dira codsigayga mahadsanid
jama

Netherlands

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1077
Mar 9, 2013
 
asc waxaan idinku salamay diinta islaamka magaceygu waa jamac waxaan raadinayaa gabar raali ah oo ilaahay ka cabsata
Ahmed

Fpo, AE

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1078
Mar 9, 2013
 
Horta sxb anigu inan Umaya laydhaa ayaan ismaaganayn oo aanu dhawr goor halkan waraaqo isu soo marinay inantiina waaban is waynay asxaabtuna noomay gurman kkkkk markaa waxan leeyahay dhalinyarta ha laga wada hadlo runta iyo daacadnimo buuxda mahad sanidin
imakadan lafteeda inantii Umaya kamaan quusane waan daydayayaa waxaana leeyahy mar labaad iyo masxadedaadba waakan emailkaygii ee mar=uun xiwarqadaad aan helo mahad sanid
Ahmed

Fpo, AE

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1080
Mar 9, 2013
 
Walaal Walaaley IS XISAABI
INTA AAN LAGU XISAABIN
Shanta Salaadood si fiican ma u tukataa?
Ma soontaa bisha barakaysanee ramadaan?
Ma la baxdaa sadaqo, sekadase ma bixisaa?
Ma xajiday haddaad xoolo leedahay?
Farriinta Alle ma akhrisatay - Al Quraan?
Mase fahamtay faham saxiixa?
Ma raacday rasuulkeenii calayhi salaam?
Bidcada ma iska ilaalisaa maalin kasta?
Alle xagiisa dadka ma ugu yeertaa?
Ma ku dadaashaa saburtaana kheyrka?
Ma ka saburtaa carartaana sharka?
Ma fartaa dadka samaynta waxyaabaha san?
Ma ka reebtaa dadka falalka foosha xun?
Ma badisaa xasuusta maalinta aakhiro?
Ma u diyaar garoowday la kulanka Alle?
Ma damcaysaa janatu Alfirdawsa al'aclaa?
Ma ka baqaysaa gelista naarta jaxiima?
Ma ku dadaashaa digriga iyo xuska Alle?
Ma ku salidaa nebiga calayhi salaam?
Quudkaaga xaaraanta maka ilaalisaa?
Hugaagu dhar islaam ma yahay?
Deriskaaga xuquuqdooda ma ilaalisaa?
Masaakiinta ma siisaa, quudisaana cunto?
Ma ka fekertaa nolosha ehel & ubadba?
walaalo muddo badan ayeynu guurka ka hadlaynay ee walaal si ilaahay ari ma heena inoogu barakeeyo walaal anu arimahan nafteena ka baadhno inta aynu noolnahay ilaahayna arimaheena waxaan ka baryayaa inuu inoo fududeedyo
Ma ka mid tahay xisbiga Alle?
Ma iska ilaalisaa xisbiga shaydaanka?
Ma ka war haysaa Muslimiinta xaalkooda?
Ma u ducaysaa walaalahaaga kaa maqan?
Ma ku bixisaa dhaqaalahaaga dacwada?
Ma ka toobad keentaa dunuubtaada?
Ma ka ilaalisaa carrabkaaga hilibka dadka?
Shaqadaada ama kasabkaagu xalaal mayahay?
Aduunyadaada ma u qaadatay aakhiradaada?
Caafimaadkaagana ma u qaadatay jiradaada?
Qore: Miskiin, Alle u baahan
Qofkii akhriya siina fidiya waxaan ugu ducayn Janada Alle.insha allah

Tell me when this thread is updated: (Registration is not required)

Add to my Tracker Send me an email

Type in your comments below
Name
(appears on your post)
Comments
Characters left: 4000

Please note by clicking on "Post Comment" you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

75 Users are viewing the Somalia Forum right now

Search the Somalia Forum:
Title Updated Last By Comments
Somalis were Slaves 45 min Dawo 61
dhuqmada siilka iyo mida guska tee macaan sidee... (Mar '11) 1 hr Dalmar 1,161
Not Muslim Anymore 2 hr Wildfire 34
Wiil Raba Guurdoon Xalaal ah (Aug '12) 5 hr sharmarke 356
Qolka Guurka xalaasha ah ilaahey dartiis (Aug '12) 5 hr cali yare 606
Somalis are the 2nd poorest Ethnic group in Ame... (Jul '13) 6 hr Hamza 78
Do Somalis support ISRAEL? 7 hr Sheikh Voodoo 11
•••
•••