Dhaqane

Nairobi, Kenya

#995 Feb 14, 2013
walaal waad mahasantahay. Waan kuu soo diri doona tilmaanteeyda. Thank u.
zaki

Jeddah, Saudi Arabia

#996 Feb 14, 2013
Amiira wrote:
Asc magaceygu waa umaya waxaan jooga nairobi waxaan doonayaa wiil daacad ey ka tahay guurka farxadna i siin kara diintana wax ka yaqaana da,deydu waa 24sano jir waxaan ahay garoob daacad ah fadlna wiilkii diyaar ah ii soo qor telfoon kaaga ,ama emailkaaga mahad sanid
waa kas emailkega hadii dacad thy iman7@live.com
Ahmed

Fpo, AE

#997 Feb 15, 2013
Amiira wrote:
Asc magaceygu waa umaya waxaan jooga nairobi waxaan doonayaa wiil daacad ey ka tahay guurka farxadna i siin kara diintana wax ka yaqaana da,deydu waa 24sano jir waxaan ahay garoob daacad ah fadlna wiilkii diyaar ah ii soo qor telfoon kaaga ,ama emailkaaga mahad sanid
Salaamu calaykum marka hore walaal Amiira walaal kolay si wanaagsan oo dadnimo ku jirto ayaad u hadashay oo qurux badan waayo walaal waxa xunba dumarka qaaar way ku daddagaan laakiin walaal wanaaga way ka yara meer meeraystaan walaal mana aha in ceeb loo arko runta markaa walaal telkayga iyo melakba waangigaa kun soo siiyee bal soo dhakhso khayrna la soo dhakhso mahad sanid 002522-4233309
emailkuna : a_kayd982hotmail.com
from: Hargeisa smoaliland
Ahmed

Fpo, AE

#998 Feb 15, 2013
a_kayd98@hotmail.com ka hore waa yara qladamay walaal wa kaa ka saxda ahi
maxamad xasan maxamad

Doha, Qatar

#999 Feb 15, 2013
asc waxaan salamayaa dhamaan asxabta wabka waad mahad san tihiin dhaamaan waxaan ahy wiil guur doon ah waxaan waxan donayaa qof ila qeebsata nolasha wali ma aanan guursan waxaan jiraa 27 sano jir ah waxaan kudhashay somalia qaasatan magaalada muqdisho xaafada howlwadaag sidaa utaqaanan hada waxaan kusuganahy qadar doha emlka waa deeqyare-maama@live.com
Umaya

Europe

#1000 Feb 16, 2013
Asc walaal axmed tefoonkaga wuu ii soo gali waaye fadlan ii sheeg magaalada,aad joogto si,aan u fahmo nombarka emailkana waxaan isticmaala nibuzz hadaad nimbuzz heli karto ii soo qor mahadsanid walaal
abdi

Netherlands

#1001 Feb 16, 2013
Umaya wrote:
Asc walaal axmed tefoonkaga wuu ii soo gali waaye fadlan ii sheeg magaalada,aad joogto si,aan u fahmo nombarka emailkana waxaan isticmaala nibuzz hadaad nimbuzz heli karto ii soo qor mahadsanid walaal
aniga ayaa qabo nimbuzz ama kusinayo telefon
Samiixa

Europe

#1002 Feb 16, 2013
Walaal deeq yare ii soo qor telfoonkaaga ,anigaa ku soo wici dona ama emailkaga oo hotmail ah mahadsanid
abdi

Netherlands

#1003 Feb 16, 2013
Samiixa wrote:
Walaal deeq yare ii soo qor telfoonkaaga ,anigaa ku soo wici dona ama emailkaga oo hotmail ah mahadsanid
waa ku salamay samiixa aniga diyaar eh
mucawiye

Dubai, UAE

#1004 Feb 16, 2013
Samiixa wrote:
Walaal deeq yare ii soo qor telfoonkaaga ,anigaa ku soo wici dona ama emailkaga oo hotmail ah mahadsanid
Asc samiixa,walalal ciwankeeyga Wa Badbaado4@hotmail.com,walalal igu so darso Sida Aan uwadashekeysano inshallah
Anonymous

Djibouti

#1006 Feb 16, 2013
walaalo aad ayaaj kuu salaamayab Umaya mahad sanid walaal walaalwiigab dhawayd ee aad warqada ii soo qortay walaal maagsoo galin waayo waan yaro mashquulsanaa walaal waan ku soo dhawaynayaa walaal ee emailkayga warqad walaal iii soo dhig walaal mahad sanid wana kan a_kayd98@hotmail.com
Honest boy

United States

#1007 Feb 16, 2013
Umaya walal ana kudiyara misana Nairobi kula joge nimbuzz-kan igalaso xirir wa Aftahanka-2 jwb wcn.
Iidle

Europe

#1010 Feb 17, 2013
Sc waxan ahay wiil guur doona 22jir ah so
Alma

Europe

#1011 Feb 18, 2013
Asc salaan kadib magacaygu waa ,,alma walaal waxaan ahay gabar guur doon ah daacadna ey ka tahay taqaana qu,aanka dabeecadna leh waxan doonayaa wiil dabeecad leh diintana ku dhaqma fadlan haduu jiro ii soo qor wixii aan kuwada xirii ri lahayn tel ama email ,mahadsanidiin
zaki

Jeddah, Saudi Arabia

#1012 Feb 18, 2013
Alma wrote:
Asc salaan kadib magacaygu waa ,,alma walaal waxaan ahay gabar guur doon ah daacadna ey ka tahay taqaana qu,aanka dabeecadna leh waxan doonayaa wiil dabeecad leh diintana ku dhaqma fadlan haduu jiro ii soo qor wixii aan kuwada xirii ri lahayn tel ama email ,mahadsanidiin
ac bacda salan uqti muslima waad ku mahadsan thy codsigaga aad soo jedisay aniga waa kan cinwankega email. ali_galad@hotmail hada neh online ayaan ahay ee igu soo darso wcs
Honest boy

Europe

#1013 Feb 18, 2013
Alma walal ana ad uradinayay qof xafidu qurane ado rali ah ciwankan igalaso xirir wa Aftahanka-2@nimbuzz jwb wcn.
Aleksandr

Skogås, Sweden

#1014 Feb 18, 2013
orod saxib orod
Honest boy

Europe

#1015 Feb 18, 2013
Ama walal hada qadka makujirta an wada hadalne?
Sacdiya

Söderhamn, Sweden

#1016 Feb 18, 2013
Mash llh, wiilka kenay rayigan aad ayaa u mahadsantahay waana wax aay u baahneyd dhalinyaradeena. wiilasha iyo gabdhaha ka faaideysanaya waxaan leyahay faa ideeysi wanagsan.
fartun

Kampala, Uganda

#1017 Feb 18, 2013
Ana bal ha la isoo fiiriyo asaxaabay.....inaan wanagsan oo wax garad ah oo waliba diyaar ah meeshan maka helayaa

Tell me when this thread is updated:

Subscribe Now Add to my Tracker

Add your comments below

Characters left: 4000

Please note by submitting this form you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

Somalia Discussions

Title Updated Last By Comments
Black Man Dismembers His Own Mother Then Poses ... 17 min king of somaliland 17
maxameduk inu qaniis yahay mala socotan? (Apr '08) 7 hr Enter Username 411
Ok, beside Somali... What Girls you think are m... (Jul '09) 9 hr Abdi 77
what are somalis known for? 10 hr Smart Somalis only 4
Black MOM cuts 6 year old BALLS, then glue it b... 13 hr Beastie Blacks 1
Taliban are Back while US infidel crusader sold... 13 hr Taliban warrior 1
7 Year Old Sold Into A GangRape In AMERICA 14 hr pinky pig skin 1
gus wayne gabadhii rabta halkanaa laga helaa (Jun '09) Oct 20 mahir 4,365
futada iyo siilka keba macaan (May '11) Oct 17 Raxeye 1,754
dhuqmada siilka iyo mida guska tee macaan sidee... (Mar '11) Oct 17 beso 1,199

Somalia People Search

Addresses and phone numbers for FREE