Comments
21 - 40 of 1,900 Comments Last updated Wednesday Jul 30
Maxamuud

Sweden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#23
May 23, 2010
 
Ascw samatalis caadi matihid sxb ee waligaa dadaal aniga laftaydu guur waan rabilahaa hadaan helaayo gabar garoob ah oo diinta islaamka kufiican meelkasta aduunka hakajoogtee ciwaan kayguna waa +27783106731wscw
shaafici

Djibouti

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#24
May 23, 2010
 
samatalis sxb raga ugurmo yurub baalawada rabaaye
moha

Sweden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#25
May 24, 2010
 
k.k.k.k.k.k.k.k war waxan nacasana masana niman lagu radinaya k.k.k aduunyada nin jogow maxa aragti kulapan yaab yaabkis
hamze

Djibouti

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#26
May 24, 2010
 
1)xamze xasan c/raxman
2)04/11/1982
3)aad uma dheeri gaabni na ka fog
4)hargeisa
5)hargeisa
6)maariin casaan xiga
7)70kg
8)staff in undp
9)ardey jaamacadeed
10)hore umaan guursan
fadlan sxb hadaan kuu waramo aniga dadayda waxa lagu qiyaasaa ilaa 28sano waxaanan rabaa gabadha aan doonayaa iney ahaato mid maariin ah ama cas dadeeduna udhaxayso 21_35sano waxaanan sxb kuleeyahay xidhiidh kaaga wanaagsan aad baan kuugu mahadcelinaya sidaa iyo nabad galyo ok byyyyyyyyyyyyyy
xiimaaye

Djibouti

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#27
May 24, 2010
 
waar kaagaa magacaii dumarka labaxay ee (moha) waalagu wasaaye ninka amaan sii hooyadaa hoos loo foorariye nacas yahw nacasku wasay ok
isse

Sweden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#28
May 24, 2010
 
raggu dumar buu rabaa dumarkuna rag bey rabaan tiin haddaad beeratana timir guran meysid aniga waxan donaya lamane dagan daacad dadnima leh diinta kudheereysa nolosheeduna ay laabla kac aheyn mr samtalis wixi intaa dheer iga fiiri mr inboxka ciwanka aad tilmaamtay insha,lh mahadsanid fikirkaaga quruxda badan
Siman hasan

Sweden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#29
May 26, 2010
 
Waaw waan ka helay qaabka aad wax u wadid samatalis
saalim

Moss, Norway

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#30
May 26, 2010
 
samatalisaw ilaahay ha kaa abaal mariyo dedaalkan aad wado aniguna inshalla waan kula soo xidhiidhi doonaa haddii aad hablo badan oo guur u diyaar ah haysid
nuur

Nairobi, Kenya

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#31
May 29, 2010
 
waxa rabaa webkaan qaabka uu u shaqeeyo inaan wax ka ogaado
nuu

Nairobi, Kenya

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#32
May 29, 2010
 
waan idin salamaay dhamaantiinba dhalinyaro waxaan idiinka hambalyaynayaa sida waansan oo aad isugu xirantihiin marka hada aniga waxaan rabaa inaan halkaan kadoorto gabar wanaagsan marka sidee ku xulan karaa waa su aal waxaana laygala soo xiriiri karaa ciwaankaan {nuur_24@html.com}
NUUR

Nairobi, Kenya

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#33
May 29, 2010
 
waan khalday magaca raali ahaada
DR-gaafoow

Saudi Arabia

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#34
May 31, 2010
 
samatalis2009@hotmail.com
wan ku soo diray dlalbkeyga iyo shuruudaheygaba
aad ayaadna u mahadsantahay.
waxaan kula talinayaa walaalaha inay ninkaa walaalkeen ah ugu kaalmeeyaan wanaaga uu wada, waana iyaga oo waxa runta ah u sheega, una soo gudbiya dadka guur-doonka dhabta uu ka yahay.
aad buu u mahadsanyahay sxbkeen samatalis,magaca uu la baxayna wuu astaahilaa haduu ka run sheega.
DR.gaafoow
culimo

Djibouti

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#35
Jun 2, 2010
 
waan idin salmay dhammantiin anigu ku cusub madhasha hadan daacad ka ah guurka waaan soo dhawaynaya dhammantiina waad ku mahadsanthiin waxaa ugu khayr badan dhamman dadka meesha ku soo qoray rayigiisa qofka dhisa guuri xalaal ah iyo lamanee isku kalsoon insha alah
warkaygaa iyo badhaadhahaygaa anigu waaxaan jecalay in aad isoo dirtaan emailadiina hadaad doonaysna la soo xidhiidhan samatalaisina ama emailyaga oo ah culimo55@hotmail.com samatalisow waan ku soo qoray warbxintoo dhan
waad salamtihii
as/calaykum
wabilahi tawfiiq
Kaafiy xaaji

Saint Paul, MN

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#36
Jun 3, 2010
 
Masha allaah aad ayaad u mahadsan tahay samataali
Kaafiyo xaaji

Saint Paul, MN

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#37
Jun 3, 2010
 
Jisaaka laaha qeyr
Showqi

Sweden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#38
Jun 4, 2010
 
Marka hore waxaan salaamaya inta ka qeebqaadata barnaamijkaan iyo inta jecelba intaas kadib daa iman rag iyo Allaa isu abuuro ruuxna kaligii madegi karo aduunyadaan raaxadeeduna waa lamaane daacad isu ah inta badan da'da maanta joogtiyo madoonayaan daacad waxaan idin kula dar daamayaa daacad inta is guursatiyo inta is dooneysa by axmeds10@hotmail.com
csalan xusen

Sweden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#39
Jun 6, 2010
 
sc dhamaantiin waan idin salamaay walaallayaal, waxaan mar labaad si gaar ah u salaamayaa samatalis waxaanan leeyahay walaal wax fiican ayaad keentay ee allaha nagu wada guulleeyo aamin. walaal aniga guurdoon ayaan ahay wixii faahfaahinteyda ahna waxaan kuugu soo diri emailkada insha allaah.
Xabiiba Aadan Cismaan

Djibouti

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#40
Jun 6, 2010
 
marka hore waxan salamaya dhamaan umada somaliyeed mel kasta oo ay adunka ka joogan waxan leyahay ASC salaan ka bacdi horta dhaqnka somaliyeed sidan manta arko ama an indhawayd arkayay waxay ahayd mid dhaqaankeena ku cusuub lakiin lama yaabayo oo waxay ka midtahay calamadaha akhiru sabanka wax kale oo an idhahadana garan maaye Illahy qof walba muradkiisa ha u fuduudeyo umada somaliyeedna khayr ayan Alle uga rajaynaya Insha Allah.
Alla Mahad Leh
abdirizak

Nairobi, Kenya

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#41
Jun 7, 2010
 
asc walaayaal waad salaamintuhiin marka xiga hadii aan dhiibto codsigayga waxaan raba guur xalaala waxaan rabaa gabdh fican oo guur doon ah waxaan ahay inan dhalin yaro ah waxaan ku nolahay dalka kenya waxaan ahay will wax bartay waxaan rabaa gabadh aad u wanaagsan diintana taqaan oo og wax loo abuuray waxaad igala soo xdhiidhi kartaan em-ailka ah sancadesuufi@hotmail.com ama tell +254727754465 hadii loo bahanyahay sawirka waa la soo diri karaa
mohamed haji ali

Sweden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#42
Jun 9, 2010
 
walaal samataliso wan ku salamay wan ku faraxsanahay wanaga ad sameyneyso barnamijkan guurdoonka wali ma wadaan mise waad joojisen hadaad wadan waxaan jeclestay in an ka qeeb qaato insha allaah

Tell me when this thread is updated: (Registration is not required)

Add to my Tracker Send me an email

Type in your comments below
Name
(appears on your post)
Comments
Characters left: 4000

Please note by clicking on "Post Comment" you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

•••
•••