Comments
1 - 20 of 1,924 Comments Last updated 13 hrs ago
First Prev
of 97
Next Last
Samatalis osman

Sweden

#1 May 22, 2010
Waxaa ugu hereen halkan ooga bishaareynayaa guurdoonka daacada ah inaan ahay qof isu dhisa ama isku raadiya dhalinta guurdoonka daacadu katahay waxaa meshaan lagugu tusayaa qaabkaad ku heli kartid dooqaada fadlan hadey daacad kaa tahay soo mar shuruudahaan kuna soo dir shuruudaha lagaaga baahanyahay Emailkan samatalis2009@hotmail.com shuruudaha lagaaaga baahanyahay 1-magacada sadaxan 2-goortaad dhalatay 3-mesha aad ku dhalatay 4-meesha aad ku barbaartay 5-meesha aad jogtid 6-midabkaada 7-dhirirkaada 8-culeeskaada 9-shaqadaada 10-aqoontaada/xirfadaada 11-inaad horay u guursatay iyo inkale 12-hadaad guursatay maleedahay caruur . Fadlan soo raaci faafaahin yar oo naftaada ku saabsan ugu dambeena sooqoro dooqaada ama noocaad rabtid waxaan xaqiiqo ah oo aanan been ku sheegeen inaan ku guuleestay inaan xiriir wadaajiyo tiro dhan 14 lamaane oo labo kamid ah is guursatay 2009/10/26 fadlan ilaahaadii ku abuurtay ka cabse haku darin warkaada wax been ah runta ayaad ku helesa waxaad rabtid mahadsanid by.
Faatima nuur

Sweden

#2 May 22, 2010
samatalis walaal waan soo dirayaa aniga faafahinteyda lakin walaal doqeyga sideen ku helayaa ?
Samatalis osman

Sweden

#3 May 22, 2010
Walaal waxaan firinayaa doqada waxaana ka dhax eegaya umada fariimaha ii soo dirtay hana sugi weynin waadna helesa
Farhan fodcade

Sweden

#4 May 22, 2010
Walaal faafahinteyda wey ku soogaari dontaa mahadsanid
Caasho

Sweden

#5 May 22, 2010
Waaw waan ka helay barnamishkas walaal waad dadaaleesaa aniga faafahintayda oo sax ah oo ilaahey igu ogyahay galabtaan kuu soodiraa thx walaal
Samatalis osman

Sweden

#6 May 22, 2010
Dhamaan waad mahadsantihiin
Safiyo maxamed cumar

Sweden

#7 May 22, 2010
Walaal samatalis waan kuu soo diray faafahinteyda jawaabtana iigu soo dir isla Emailkaan kaaga soodiray
Samatalis osman

Sweden

#8 May 22, 2010
Haa safiya waan arkay warqadaadii waadna iga helesa jawaab mahadsanid
Faatima nuur

Sweden

#9 May 22, 2010
Waan soo diray waraqada fafahinteyda iyo codsiga
Showqi

Sweden

#10 May 22, 2010
Dhamaan waad salaamantihiin salaan mida ugu qiimaha iyo qaayaha badan asc salaan kadib waad mahadsantahay samatalis intaa kadib qofku warbixinta xaguu soo dirayaa? Mahadsanid
fartuun abukar

Sturminster Newton, UK

#11 May 22, 2010
waxa meshan ku qoran waan kasi waayay
Samatalis

Sweden

#12 May 23, 2010
Showqi fadlan shuruudaha iyadoo aad soo buuxisay ku soo hagaaji samatalis2009@hotmail.com
Ladan maria

Sweden

#14 May 23, 2010
Waaw samatalis waan ku faraxsanahay sida aad u dadaaleysid mida kale shuruuda sawir maa ku jiraa?
Yaasmiin

Sweden

#15 May 23, 2010
Walaal aniga waan soo qoray arjigeya waxaana suganayaa jawaab mida kale fadlan ila socodsii arjiyadaad haysid
farxaan

Sweden

#16 May 23, 2010
aad ayaan ugu farey madaama aan guur doon ahey tilaabadaan uu qadeey saxiibkey samatalis lkn seen ku garanayaa mida aan rabo ama sideydoo kale gurdoon ah waa cajiiiib balse waan soo ban dhigayaa qabkeyga iyo mida aan doo nayo inaan wax lawadaago mahad sanidiin.....
Samatalis osman

Sweden

#17 May 23, 2010
Farxaan mudane dooqaada sida aad ku heleesid baan kuu sheegaa waxaan firiinayaa tilmaanta dooqaada waxaan markaa eegayaa gabdhaha soo qortay codsiyada tilmaamahoda markaan arko mid wadata tilmaanta dooqaada markaa ayaan iyada u dirayaa fariin oon ku dhahay qof tilmaantaas lehbaa ku soo codsaday hadey ku aqbasho waxaan ku siinayaa Emailkeeda
farxaan

Sweden

#18 May 23, 2010
ugaas mahadsanid waxaan ahey wiil dagan wadanka sweden dadiisana u dhaxeyso 20-25 jecelna inuu nolol laqeybsado gabar somaliyed oo xaga diinata aad ugu wanagsan ma aha eney qurxantahey ama lacag leedahey waa iney dabeecad wanagsan leedahey wixii dheeraad ah waxaan issaga wareysan doona email waxaan igala soo xiriirtaa adigoo mahad san tumaye100@yahoo.com
Anonymous

Sweden

#20 May 23, 2010
No maya inta fariinta ha ku soo dirin samatalis2009@hotmail.com ku soodir madan aqrisan miyaa tilmaamaha dib ayaan ugu soo celinayaa ee aqriso
samataliso osman

Houston, TX

#21 May 23, 2010
soo mar shuruudahaan kuna soo dir shuruudaha lagaaga baahanyahay Emailkan samatalis2009 @hotmail.com shuruudaha lagaaaga baahanyahay 1- magacada sadaxan 2- goortaad dhalatay 3- mesha aad ku dhalatay 4- meesha aad ku barbaartay 5- meesha aad jogtid 6- midabkaada 7- dhirirkaada 8- culeeskaada 9- shaqadaada 10- aqoontaada/ xirfadaada 11- inaad horay u guursatay iyo inkale 12- hadaad guursatay maleedahay caruur . Fadlan soo raaci faafaahin yar oo naftaada ku saabsan ugu dambeena sooqoro dooqaada ama noocaad rabtid waxaan xaqiiqo ah oo aanan been ku sheegeen inaan ku guuleestay inaan xiriir wadaajiyo tiro dhan 14 lamaane oo labo kamid ah is guursatay 2009 /10 /26 fadlan ilaahaadii ku abuurtay ka cabse haku darin warkaada wax been ah runta ayaad ku helesa waxaad rabtid mahadsanid by.
Falis fiska

Sweden

#22 May 23, 2010
Samatalis walaal aniga waan ku farxayaa hor markaas waan ka xumahay aniga xaas ayaan ahay laakin waxaan kuu soo tilmaamay inan saxibadey ah oo guurdoon ah waadna heli dontaa fariinteeda bye waligaa dadaal

Tell me when this thread is updated: (Registration is not required)

Add to my Tracker Send me an email

First Prev
of 97
Next Last

Add your comments below

Characters left: 4000

Please note by submitting this form you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

Somalia Discussions

Title Updated Last By Comments
somali girl with white guy? should i do it? 1 hr Sharmake 5
Where can I meet a Somali lady in London ? 6 hr thepoet 6
Half french half somali (Jan '14) 10 hr Yonis Mazin 32
SOMALI MOM With Her HALF WHITE CHILDREN PICTURES! (Aug '12) 11 hr Yonis Mazin 28
Half German somali 11 hr Yonis Mazin 4
premium rate numbers 17 hr parascorp8 1
dhuqmada siilka iyo mida guska tee macaan sidee... (Mar '11) 19 hr ahmed adan 1,181
futada iyo siilka keba macaan (May '11) 20 hr roooosa 1,715
gus wayne gabadhii rabta halkanaa laga helaa (Jun '09) Mon gus dameer 4,326
Gabdhaha buuran iyo kuwa dhuuban kuwee raaxo ma... (Apr '10) Mon Hanif 1,303
•••
Enter and win $5000
•••

Somalia People Search

Addresses and phone numbers for FREE

•••