aragsan

Linköping, Sweden

#3907 Dec 11, 2009
hej waan idin salamay walaal dha maan tiin waa aniga oo ah aragsan waxaan halkan niyad dhis iyo farxad kasii nayaa dhamaan asaxaabta kukulanta qolkan aniga oo leh ma ahan sidan sixun dad ayaa waxay u fah mayaan khalad lkn aniga ilama ahan khalad waayo dadka dhalinyara ah ee isku laajada iyo dhaqanka ah way fiican tahay inay meel ay kukul maan lee dahay mar waxaan idn lee yahay kulan wanaag san iyo furfur naan waa aniga oo katirsan dhalinyarada soomaliyeed ee sweden waxaa loo baahan yahay in wax kasta laga wada hadlo dadka badaa qaar ayaa waxay kahad layaan jacayl qaarna waxay hin disayaan inay wax kale kahad laan lkn waxaan markasta taageer sanahay dhalinta ka hadasha jacayl dhaamntii waxaan idinka tagaa khayr badan ciwaan kayga ayaad akhbaarta iigu soo gudbin kartaan mac_love33@hotmail.com hej då
Cabdixakiin_nuur

Europe

#3908 Dec 12, 2009
Suheyb masha allaah walashey really waxad tahey inan aad ufur furan hablaha idilkood sidano kale hadi naqon lahayena walahi anaga hadan dhalanyaro nahey weey nawada anfici lahayeen tankale waxan kuleyahey wel come sodhawaw gacma furan iyo barasho qaali ah aniga hadan iska hadlo magaceyga wa c/xakiin nuur ee barasho wanaagsen walashey tankale waxaan walahi aad u tixgiliyaa barashada dumarka wana jeclaa 2deena inan isbarano hadii macquul tahey oo aad daneyneyso wanaageygana qadarineyso sodhawaw inkaso oo an jecleen inan adreskeyga mashxarkaan kuso bandhigo lkn adiga igu kalifey oo wanaagada iyo sida aad ugu helantahey barashada bulshada ayaan ladhacey marka waakan cabdixakiin_nuur@hotmail.com ugadanbeyntina salan qima iyo qadarin xanbarsan ayan idin salamaya sidad uwada dhantahina inta kale oo wanaga&qadarinta jecel so dhawaada wanagina hala arko qas ahan ininta suheyb masha allah asckum wr wp.........hell'o....
Cabdixakiin_nuur

Europe

#3909 Dec 12, 2009
Aragsan hagaag bro muhiimadaada garaney aad ayaana kaaga mahad calinayaa mahadsanid inbadan bro asckum wr wp.......
haboon

Ethiopia

#3911 Dec 12, 2009
To,(Suldaan yare)
hawada waxaan kuusoo mariyanaa
salaan kaaga timid
qalbi ku jecel
iyo quluub kuu xiisaytay
iyo niyo aad ku qorantahay
qalbigaa ku salaamay
Rabi wxaan ka rajaynayaa
in uu jecaylkeenu noqdo mid
midho dhala
.aamiiiiiiiiin
haboon

Ethiopia

#3912 Dec 12, 2009
salaan sare
to dhamaan asxaabtaan jeclaa
Aragsan
Dagan
Fatma
Qamar
Qaali
Khadar
Dayr
Maxamed
iyo adiga
balse idin aaway iiga muuqataan qolka
suhayb

Linköping, Sweden

#3913 Dec 13, 2009
walaalkayga aad ayaan kugu mahad celinayaa cabdixakiin
nin culus

Europe

#3914 Dec 13, 2009
Waw dhamantin wan idin salamaya salanta islamka asalamu aliekum wrxm wbrkt qolkana wan ku cusbahey marka so dhaweynta wa xagina bye
Cabdixakiin_nuur

Europe

#3915 Dec 13, 2009
Maasha allaah walaasheyda qaaliga ah ee suheyb inbadana adiga mahadsan waana mid aan isku leenahey tankale walasheey halugu arko wanagaada yuusan qolkan bas ah ku ekaan aad ayana udaneynaya waxadna iga hanata salan mida ugu qimaha iyo qadarinta mudan taso ah mid aay isku diraan dad walaalo ah oo wadama kala fog joogo waa salaan dabacsan safrineeyso wanaaga suulineyso xumanta sadaalineyso barasho aan wadaagna sugeyso wanaagada & sadaal barwaaqo iyo saxansaxo udgoon badan huno yuusan hadalka ila tagine muhimada ayaa ah inan barasho qaali ah wadaagno? Inta kaloo wanaaga jacelna masha allaah waan salaamayaa idilkin waxan idin oronayaa barasho wanaagsan.......hell'o........ ..w....,,,,,,
qudhac

Doha, Qatar

#3917 Dec 14, 2009
waan idin salaamay dhamaan tiin
qudhac

Doha, Qatar

#3918 Dec 14, 2009
asalamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh
waxaan salaamayaa
qamar
dagan
haboon
qaali
khadar
maxamed
dayr
aragsan

asxaabtaas iyo inta magacooda aanan soo qaadin
waan salaamayaa
iyo soomaali weeyn oo idil
dhabad galyo iyo amaana allah
Cabdixakiin_nuur

Europe

#3919 Dec 14, 2009
Weeynu kaaqaadney adigana mid lamid ah qudhac inaga hano mahadsanid
Cabdixakiin_nuur

Europe

#3920 Dec 14, 2009
Hell'ooooow dadkii qolkan lugu yaqiiney oo nuurinjirey xagee kudanbeeyen waa maxey?qolka bilicdiisi lugu yaqiiney malahane wah maxaa kaqaldan waa yaaabe aqyaareey sidaan kabadala xalka qolka cml oo dib u habeeen aan kusameeyno aniga kaleey maanta hadan dhor waraaq kuso xardho manuurin karo ileen horaa loyiri (far kali fool madhaqdo)marka working 2 gather we can do more....waana idin salamayaa idilkiin saad uwada dhantahiinba hell'oooooow'"
nin culus

Europe

#3921 Dec 14, 2009
Asxaabta dhamaan waan idin salaamay, salaan kadib qolka saan umoodaayey ma ahan mase waa laga caajisay , aniga markaan kusoo biiraayey qolkaan waxan islahaay asxaab badan ayaad ku yeelan doontaa . hadalka yuusan ilatagine asxaabey qolka saan haloo dhaamo. haddii ay noqoto in aad u baahato in aad sitoos iila sheekaysato iga lasoo xiriir (wasiir8@hotmail.com).
Cabdixakiin_nuur

Europe

#3922 Dec 14, 2009
Maasha allaah saaxiib ma ila aragtey waxanba moodayey kaligeey marka hortaa ayaan kayabey qolka yap!!!thank's brotha
Jamaico

Nairobi, Kenya

#3923 Dec 14, 2009
dhamaan waa salaamantihiin Ascw
Jamaico

Nairobi, Kenya

#3924 Dec 14, 2009
dadkii qolkii asxabti intey adan Jamaico
suldaan yare

Doha, Qatar

#3925 Dec 14, 2009
TO'} haboon
haboon abaayo macaanto
seexan waayay sadrigayga iyo
sanbabaha iyo seedaha saafaha dhedooda adaa ku
saaqay seexan waayey habeenkii macaaneey
saqdii dhexe habeenkii unbaan soo boodaa
sidii qof sasay hurdadii seegay mcaaneey
sideen sameeyaa
suubanaha waxaan kabaryayaa jaclkeena inuu kadhigin
mid siibta
sidii samada korka sabeeyneeysa uu ka sameeyo
jaceelkeena ilaa iyo maalinta aakhiro
insha allaahu amiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiin
suldaan yare

Doha, Qatar

#3926 Dec 14, 2009
waxaan kaloo salaamayaa asxaabteeydii hore
dagan
aragsan
qamar
dayr
darweesh
sucaad
iyo inta kale
iyo

haboon oo ah qofkaan aduunka oogu jeclahay

xaqiiqda waxaa ah jacaylka dhabta ah
waa kan qalbiga wax laga jeclaado

oo uusan ahay mid lagu jeclaado qof ama ruux
qurux ama lacag ama da'a ama beel ma 'aha
jaceelka dhabta ah waakan qalbiga dareemo
dareenkaasi oo ah mid kayimaada
dhiiga wadnaha dhex mara kuna saaqa qofka
qalbigiisu dareemo jaceeylka dhabta ah

jacaylka dhabta ah waa kaas wixii kasoo hadha
wuxuu ku dhamaadaa dheel dheel
sidii dhuuxa geela
jacalkuna waa wax jira
byeeeeeeeeeeee
sharmake

Settimo Torinese, Italy

#3927 Dec 15, 2009
waan salamantihiin dhaan dadka musliminta ah meel walbo eey joogan gar ahaan dadka somaliyeed
Cabdixakiin_nuur

Europe

#3928 Dec 15, 2009
Sharmaake weeynu kaaqaadney bro mid lamid ah adigana inaga hano

Tell me when this thread is updated:

Subscribe Now Add to my Tracker

Add your comments below

Characters left: 4000

Please note by submitting this form you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

Somalia Discussions

Title Updated Last By Comments
Somali girls and american lies (Feb '12) 3 hr aisha09 92
Why do Arabs hate Somali so much, what did we e... (Jan '13) 3 hr Hana 263
look in the mirror r u jealous of Somali!! 3 hr Hana 20
i hate qabiilka sheekhaal 4 hr AnaArabi1 10
CagePrisoners: Travelling While Muslim 5 hr take note 1
German Man Makes Porn in Somaliland (Aug '12) 6 hr take note is gay 37
Bantu women love thugs. 7 hr boss 2
gus wayne gabadhii rabta halkanaa laga helaa (Jun '09) 23 hr siil caburiye 4,342
futada iyo siilka keba macaan (May '11) Mon Bille Bilaash 1,753

Somalia People Search

Addresses and phone numbers for FREE