Qolka Gabdhaha iyo Wiilasha ay isku Bartaa

Posted in the Somalia Forum

Comments (Page 22)

Showing posts 421 - 440 of3,138
|
Go to last page| Jump to page:
amiira

Kisa, Sweden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4254
Mar 20, 2010
 
hej waan idin salamay akhyaarta dhamaan tiin
lucky

Ethiopia

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4255
Mar 21, 2010
 
waad been badan tihiin soomalidu waa tuug waa budhcad badeed waa shufto waad khiyaamo badan tihsomali muqdisho ok we love our country ethiopia i love
amiira

Kisa, Sweden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4256
Mar 22, 2010
 
hey. waan idin salaamay dhamaan akhyaarta,salaan sharaf leh waxaan kadaremayaa qolka iskudiba dhac,asaxaab badan oo ku soo biirtay,iyaga oo midkasta fikir kiisa dhiibanayo lkn waxaan ku arag meesha asaxaabtqaar, sida mumtaas, daacad,omar11,fartuun waxaan idn lee yahay idin aaway, xidhiidh kiina hala arko waana idin salamayaa salaan aad u qiimo badan,asaxaabta kale idin waan idin salamay dhamaantiin khayr ayaan idin rajaynayaa iyo xidhiidh wacan
Omar11

Sweden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4257
Mar 23, 2010
 
Amiima waanakana wana kaa qaadnay wadna ku mahadsantahay sida aad noo tawday maqnaanshaheena wadna ku mahadsantahay. Mida kale waxan halkan kasalaamayaa akhyaarta dhamaan sida mumtaaz. C/maalik. Fartun. Filsan. Iyo aqyaarta kale ee qolka ku sobiirtay waxan idin dhahaya wlcm xiriirkiina halka kasiiwada
mumtaz

Ethiopia

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4258
Mar 23, 2010
 
salaan sare akhyaarta dhamaan
Amiira omar11 fartuun,c/maalik,daacad,filsan ,iyo dhamaan akhyaarta horle
mumtaz

Ethiopia

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4259
Mar 23, 2010
 
walaashayda amiira
manaan dheeray qolkana idinku
cidlayn mayno y akhyaar looxiiso
ooaan laga maqnaan karin ayaa tihiin
balse wiilkii daacad ahaa warkiisa
waa lawaayay
halkee u raadinaa
ducaysane

Ethiopia

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4260
Mar 23, 2010
 
Marka horre asxaabta qolka kusiijirtay waad salaamantihiin,maanta ayaa iigu horraysa innaan fariin idinla wadaago,waxaana filayaa innaad isoo dhawayn doontaan,sxbayaal waan akhriyeey fariimihiina badankood,laakiin waxaan layaabay waxyaabo badan,anyway hadal badan maanta innaan kubilaabo ma'ahayn,lakiin su'aal ayaan idinwaydiin " imissa idinkamid ah ayaa qalbiga kaneceb fikirka qabiilka layidhaahdo oo illaahay idinku ogyahay" sideebaanse soomaalida uga tirtiri karnaa waxa nin jeclaysiga layidhaahdo...topigas cidii rabta innay igaladoodo si cilmiyeeysan way kusoo dhawaankartaa...marlabaad waad mahadsantihiin.. i love u all somalians..amaano-alle. by; ducaysane
ducaysane

Ethiopia

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4261
Mar 23, 2010
 
Fikir yar ankugu biiriyo lucky,innaad caytanto mid loobaahnaa ma'aha, sababto ah soomaali meelwalba oo ay joogto waa wallaalo,tuugna ma'aha,etc lakiin hadii aad runtii soomaalitahay waxaan kugula talinlahaa innaad kufaanto soomaalinimadada,hadii kalle waxaan kugu applied garaynaynaa maahmaahdii ahayn" caano waan jecla'e waxaan nacay markay candho dameereed galleen"...sow sax ma'aha akhyaarta kalle,Ethiopiana kuuma ogolin innaad dabada kuhayso soomaalina caydo...fikir fiican ayaan kuurajayn..ducaysane..
ahmed

Somerset East, South Africa

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4262
Mar 23, 2010
 
waaN IDIN SALAMAYA DHAMAAN AKHYAARTA
SHARAFTA LEH QOLKA
doraado_k

Djibouti

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4263
Mar 23, 2010
 
abaayo/aboowe aad baad idiin salaamayaa dhamaan akhyaarta isticmaash qolkan aadka u xiisaha badan
aad baan u danaynayaa inaan ku soo biiro bartan akhyaarta ee aadka u balaadhan
Omar11

Sweden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4264
Mar 23, 2010
 
Wan idin salaamayaa dhaman aqyaarta qolka sida c/maalig fartuun amiira mumtaaz filsan iyo inta kale aan magacooda aan halkan ku sooxusin. Waxan jeclaan lahaa in aan fikirkeena isku darsano qufwaliba cabirkiisa meel saaro wa sida eey latahay. Hadan u gudbo su aasheeyda raqiiskaa. QUFKA SIDUU KU KASBANKARAA JACEYL DHAB EH KAAS OO SOODISHO KU SAMEEYN KARA LAMAANAHA UU JECELYAHAY. Waa sida u ugu haboon.? waan filaya in aad isku dayi doontaan
g_tide

Djibouti

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4265
Mar 23, 2010
 
dhamaan umada muslim,ka ah waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka sck
amiira

Kisa, Sweden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4266
Mar 24, 2010
 
A/C

hey dhamaan akhyaar waa amiira waan idin wada salamay dhamaantin,, Erey ahaan Jacaylku waa dhawaq aad u macaan oo ka dhadhamaya maanka qof kasta oo uu taabto dareenka jacaylka, waxaadna durba dareemeysaa naxariis iyo raxmad ay wadaagaan labo kasta oo mataano Jacayl noqda, kuwaasoo si naxariis leh u wada dhama xoorta caashaqa.

Jacaylku waa nolol iyo naxariis, waa nuur ileyskiisu ay dugsadaan labo kasta oo si daacadnimo ku dhisan u wada jila, waana hab tilmaameedka keliya ee lagu gaaro mustaqbal waara.

Ma aha Jacaylku shey sidii la doono laga yeeli karo, mana aha aalad dhankii la doono loo jiheyn karo, waayo ereyga Jacayl ayaaba ah rabitaan ku dhisan doonis, marka ma aha in qof doonista hamigiisa la hor istaago ama la carqaladeeyo, waayo jacaylka ay isu qaadaan lamaaneyaasha iska dhex xusha bulshada inteeda kale waxa uu leeyahay qiimeyn iyo xormo ka gaar ah midka ay isu hayaan bulshada inteeda kale, wuxuuna jacaylkoodaa dhex galaa qalbiyada iyo dareemayaasha haga wanaaga iyo samaha, kaasoo lamaanayaasha daacadda u hirgeliya gayeysiiya guusha mustaqbal ee ay higsanayaan, kuwa ku tunta xuquuqdiisana dhaxalsiiya cirib xumo iyo aayatiin mugdi ah.

Inkastoo Jacaylku uu marka hore qof ku soo hormaro kadibna qofkii uu jeclaaday uu u bandhigto oo haddii ay ku heshiiyaanna ay sidaa iskula walwaalaan, haddii ay isla fahmi waayaana kala saan reebta ayaa haddana waxaa beryahan dambe soo badanaya dhalinyarada xeerka iyo qaaciddada Jacaylka sidii loo jiheeyay mooyaane si ka duwan u dhigaya oo magaca Jacayl ka dhiganaya aalad ay ku ugaarsadaan, halka qaar kalena ay ka dhigtaan wax lagu faano iyo halagaa sheego, walow aan la dhihi karin 100% waa bar kuma taal iyo xaal eber ah haddana waxaa la helayaa qof jacayl sheeganaya oo haddana xuquuqdiisa ku tumanaya, isagoo ku faanaya in la jecel yahay, kadibna ku wiirsanaya qofkii jeclaa oo uusan markaa runta diirka uga caddeyneynin una diir naxaynin.

Ma aha in naf ku jecel aad dhulka ku jiiddo, mana aha in jacaylka uu ku jecel yahay dartii aad Xabsi Caashaq u geliso, kuna wiirsato, haddii Jacaylka uu ku jecel yahay aadan si daacadnimo ku dhisan ula wadaageynin oo aadan wax la qaban karin nafta ku jamatay ee kaa dooratay asaageed ha lug goynin oo waqti haka luminin, inta aad Jacaylka Xabsi gelin lahaydna xoree qofkaas si uu uga nabad galo qodxaha Jacayl ee aad u daadisay waddadii suubanayd ee uu kuu soo mari lahaa.

Xaq dhowr jacaylka oo qalbiga ku jecel xuquuqdiisa haku tuman, waayo naf kasta oo wax jeceli waxaa dan u ah in loo damqado, loona naxariis falo, sidaas si la mid ah qofka wax jeceli marna ma ogolaado si kasta oo qofka uu jecel yahay xumeyn ugala kulmo in hortiisa loogu xadgudbo ama wax looga sheego, marka qofka sidaas ah sow ma mudna xaq dhowr iyo xushmad gaar ah in loo sameeyo.

Jacaylka oo la isku xaqiraa ma dhib yara, in Xabsi la isku geliyaana kaba sii daran, marka qof walbow xurmee jacaylka, nafta ku jecelna ixtiraan iyo fiiro gaar ah oo wanaag ku dhisan u yeelo, haddii aadan jacaylkiisa qiimeyneynina baddiisa caashaq ha soo gelinin ee runta u sheeg si uu qofkaasi kaaga tashado, laakiin qof kugu tashanaya haddana aadan wanaag u heynin dhibkeeda ayay leedahay, marka sida aad u danaynayso in adiga laguu qiimeeyo u qiimeeyo qofka Jacaylka kuu haya ama aad Jacayl wadaaga
filsan

Dubai, UAE

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4267
Mar 24, 2010
 
dhamaan aqiyaara waaidin salaamay amiira aad ayaad runta uga hadashay walal waadna ku mahadsantahay arinkaaku saabsan jaceelka runtii jaceelku sibiq ayuu kuu soogala sidhibadana wuu kaga baxaahadiiqofkiiaad dooneysay ku diido oointuukugu abuuro kaaga tago laakiiqofkiiaad doonaysa hadii aad isla fahantaan alla macaana isla fahamka OF LOVE walaalyaan hadiiaad qof jeceel ama axdi la gashaan haka bixina ragiyo dumarba wuxuu leeyahay nabsi aan yareey
Omar11

Sweden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4268
Mar 24, 2010
 
Wa alaikum asalaam ww. Walal amiira aad ayaad ugu mahadsantahay sida diiran aad iskugu hooshay in aad ka soo jawaabto su aashii aan soo weydiinay dhalinteena aan jecelnahay ee ka tirsan qolkan sharafta leh iyo asluubta. Fikirka aad jaceylka ka aaminsantahay waa mid aad u miisaaman wana ku faraxsanahay jawaabta saafidaa aad nasiisay. Waxan filayaa in dhalinta kalena aay isku dayi doonaan in aay noosheegaan waxa aay jacelka ka aaminsanyihin shaqsi ahaan
daacad

Sweden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4269
Mar 24, 2010
 
awalan salaamu caleykum waraxma
salaan kadib walaal yaal waxaan inta cusub ku soo dhaweynayaa gacma furan iyo qalbi dabacsan inta horana waaba waxaan ugu hambaliyeynayaa sida aye iga soo baxeen kaalintooda bini aadmigu waa uu mashquuli karaa laakin waxaa wanaagsan inuu qofba kan kale niyada ku haayo
qiyaanada laiska ogaado waayo qiyaanada waa cilmi shaydaan waxan idnku dhiiri galinayaa qolka ha la nuriyo kheerna alaha idinsiyee waxan salamayaa dhamaan dhalinta waxaan leyahay salaamu laahi caleykum
fartuun cali

Sweden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4270
Mar 24, 2010
 
sido kale waxaan salaamaya asxabta sida amiir. mumtaz omar iyo waliba aktarka c/maalik
fartuun cali

Sweden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4271
Mar 24, 2010
 
hadan usoo labto su.aash? runti jacelka waa wax jira qofka wuxuu xur uyahay inu wax jaclado marka qofka la jacladay yusan ku xadgudbin xaquuqda uleyahay qofka kale ee wax jacel
filsan

Dubai, UAE

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4272
Mar 25, 2010
 
A. S C WR WB dhamaan dhaliyarada soomaliyeed waad salaamantihin inta halkaa isugu timi iyo inta ka maqaba waxaan idiin salaamay ilaahay dartii walaalyaa jaclku waxa aad u qiimo badan una wanaagsan sidaanu ogsoonaha walalya waxaan idin leeyahay marwaliba ku dadaal cabsida alle marwaliban saaro talada alle waxba waayi maysid marwaliba ahoow qofka daacada ah inshalahu
Omar11

Sweden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4273
Mar 25, 2010
 
Asalamu alaikum wwb. Dhamaan akhyaarta sida fartuun amiira mumtaz c/maalik filsan iyo wiilka qolka ku soolaabtay ee daacad. Dhamaana wad ku mahadsantihin sida aad ugu qeeb qaadaneeysan barnaamishka halkina ka siiwada qufkastana wu soo jeemin kara waxa u u arko in la is dhaafsado wabilaahi toowfiiq

Tell me when this thread is updated: (Registration is not required)

Add to my Tracker Send me an email

Showing posts 421 - 440 of3,138
|
Go to last page| Jump to page:
Type in your comments below
Name
(appears on your post)
Comments
Characters left: 4000

Please note by clicking on "Post Comment" you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

59 Users are viewing the Somalia Forum right now

Search the Somalia Forum:
Topic Updated Last By Comments
Somalis are the 2nd poorest Ethnic group in Ame... (Jul '13) 14 min Its a Zoo 66
wasmada daba maxaa ka macaan? 23 min ha iweydiin magaceyga 4
Horn of Africa Union (HAU) in the making? Do yo... 49 min Horn Union 1
dhuqmada siilka iyo mida guska tee macaan sidee... (Mar '11) 1 hr ha iweydiin magaceyga 1,158
maxameduk inu qaniis yahay mala socotan? (Apr '08) 1 hr ha iweydiin magaceyga 365
Do Somalis support ISRAEL? 3 hr Sheikh Voodoo 8
Not Muslim Anymore 8 hr Nomad - agnostic 25
•••
•••