mumtaz

Ethiopia

#4233 Mar 17, 2010
walaalkayga omar11 xaqiiqdii fikir ka aad keentay
waa mid qaali ah
dhisayana seeska barshada dhamaanteen inaga dhaxaysa
aniga saan u arka waa idinku raacsanahy wll
balse waxaa quruxbadan in aad soobandhigto ciwaankaaga waayo wiilka ayaa kagaga haboon inay
gabadhi soo qorto ciwaankeeda k
gabdhaheena kale ii qaaliga ahna
waxaan ka rajaynaynaa inay nala qaadan doonaa
wabilaahi tawfiiq
nuur

Söderhamn, Sweden

#4234 Mar 17, 2010
hye wlaal
nuur

Söderhamn, Sweden

#4235 Mar 17, 2010
haye abaayo sidee iitahay maixa soosdaa aniga
fartuun cali

Sweden

#4236 Mar 17, 2010
wcs culimada qolka oo dhan qaas ahaan c/maalik .daacad.mumtaz.omar11 iyo waliba amiira
fartuun cali

Sweden

#4237 Mar 17, 2010
fikirka walaalkena omar. waa fikir fican marka walaalka adiga soo qor cinwanka anaga kugu darsaneyna sida c/malik camal
fatima sahra

Minneapolis, MN

#4238 Mar 17, 2010
asalamucaleykum people
Omar11

Sweden

#4240 Mar 17, 2010
Asalamu alaikum ww. Salaan qaali eh ayan idin sodiraya dhaman sida mumtas fartun amira daacad C/maalig iyo akhyarta kale ee qaaliga nagu eh. Salan kadib wad ku mahadsan tihin sida aad u aqbasheen fikirkeeygi yaraa wadne ku mahasadsantihiin waana idin ka aqbalay adinkane ra yigiina cinwan keygana waa gaatamow77@live.com. Cidwalbo weey ku darsankartaa
filsan

UAE

#4241 Mar 18, 2010
walaalyaa dhamaantiin waad mahadsantihiin salaantiina qiimah leh anigan a waxaan idin leeyahay gacmo furan
Cabdimaalik

Satellite Provider

#4242 Mar 18, 2010
Mansha.allah qolka wuu shidmay qatar ayuu noqday
geele

UK

#4243 Mar 18, 2010
Salaan sare dhamaantin waa geele oo geeli kabaxsaday
geele

UK

#4244 Mar 18, 2010
Hoodi hoodi
Nasrudin

Sweden

#4245 Mar 19, 2010
Asc waxan hal kan ka salamaya asxbta ku nol qurbaha dhamantod salan kadib waxan idin wey dinaya jacelka in lo dhinto maxa sabab u ah? Walalayal iga siya jawb midas adinkn mahad san
Nasrudin

Sweden

#4246 Mar 19, 2010
Manta wa malinti ugu horoysay an kaso qeb galo qoloka lasku weydiyo arimaha jacelka anigo ad iyo ad ugu faraxsan dhalin yarada somaliyed o mel walbo jona in ey halkan kawada shekes anyan wa ala mahadis
ibra

South Africa

#4247 Mar 19, 2010
asc asxaabta dhamaan waxaan ahaay naag radis sidee lagu hella naag daacad ah
ibra

South Africa

#4248 Mar 19, 2010
asc waxaan ahay naag raadis
filsan

UAE

#4249 Mar 19, 2010
jacelka iminka jiro looma dhinto sababtoo ah dumarkiiyo ragiiba daacadii ayaa yaraatay laga yaaba jacelku haduu uu qofka sidhab ah u hayo qofkii uu doonayaey haduu waayo in uu maalmo yar is badalo kadibna uu ka fiicnaado qofkale iskala qabsato waa jecelka iminka jira
Cabdimaalik

Satellite Provider

#4250 Mar 19, 2010
Haa waa sax midas walaal lkn jaceylka dhabta ah qofka ma illawayo wayo waa qayb ka mid ah naftiisa
filsan

Dubai, UAE

#4251 Mar 20, 2010
walaal cabdimaalik waaruntaa taasi way jirtaa laakii qacayka marka hore indho ma lahan qofkii qacayl kuu qabanayo waad jeclaan lakiin waxaa jacelka ka horeyo kalsooni in aad kala haysata iyo isfaham markaa ayuu jacelku noqonaya mid jirkaaga ku jira noloshana kula qaybsada
Cabdimaalik

Satellite Provider

#4252 Mar 20, 2010
Waa sax walaal filsan lkn somali markan nahay anaga inta badan jaceylka afka len ka sheegnaa ee camal ahaan uma sameyno waxaa laga yaba adigo adan jaclen qofka inaad dhahdo wan ku jaclahay nafta ka marmi la. Iyo wax yabe kale oo been ah marka beentu mel ma gaarto jacely somalina waa nocas camal
Cabdimaalik

Satellite Provider

#4253 Mar 20, 2010
Marka waxaa laga yabaa qoyska inuu sidaas ku bur buro illen marka hore mesha ma yilin jaceyl rasmi ah

Tell me when this thread is updated:

Subscribe Now Add to my Tracker

Add your comments below

Characters left: 4000

Please note by submitting this form you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

Somalia Discussions

Title Updated Last By Comments
Which Somali Proverb do you like??? 41 min Sverige-neger20 4
Don't trust Ogaden and Majeryen 1 hr Sade Supremacy 17
Somalians and bananas 3 hr Tnn 29
Going to Somalia for the first time, what to ex... 4 hr sara 29
1 family member leaves Islam?!?!! 6 hr atheist 6
gus wayne gabadhii rabta halkanaa laga helaa (Jun '09) 7 hr farah 4,566
Somali men are so unromantic! 7 hr md_diiriye 6
Is it me or are somalis mixing a lot these days??? 8 hr md_diiriye 98
futada iyo siilka keba macaan (May '11) 14 hr Sverige-neger20 1,857
More from around the web