Gabadh qodban (fircooni) VS Gabadh suni ah. keebaa ku leh and why?

Posted in the Somalia Forum

“The future is ours.”

Since: Aug 12

Location hidden

#1 Aug 8, 2012
hablihii hore waxa lagu samayn jirey sida dhaqan soomaaligu yahay Gudniinka fircooniga ah kaas oo la tolayo inta badan xubinta taranka ee haweenka , waxa la sheegay inay arintaasi leedahay dhibaatooyiin fara badan oo caafimaad sida caadada (dhiiga) oo ku istaaga , kacsi yaraan , Iwm.halka gabdhahan danbe lagu sameeyo gdniinka nooca loo yaqaan suniga oo ah in inyar o kaliya la jaro ..kaas oo aan wax badan u dhimayn hawsha xubinta taranka hadaa adigu keebaad tageersan tahay .sababee ujeedadaada thanks
Pure somali

Khartoum, Sudan

#2 Aug 8, 2012
waxa ku leh gabar suni ah lolz
Pure somali

Khartoum, Sudan

#4 Aug 8, 2012
@hibo maxaa ka jira inay hablaha gudniinka fircooniga ah lagu sameeyay ay sarirta dusheea raga biilka ku waydiiyan hheheheheheh mise adigu nooca danbe ayaad tahay
Sameera

Sheffield, UK

#7 Aug 8, 2012
How about NONE ..circumcising girls is barbaric I will never do that my daughters! It should be banned in Somalia.

“turn back the hands of time”

Since: Apr 10

Location hidden

#8 Aug 8, 2012
somaliland2012 wrote:
hablihii hore waxa lagu samayn jirey sida dhaqan soomaaligu yahay Gudniinka fircooniga ah kaas oo la tolayo inta badan xubinta taranka ee haweenka , waxa la sheegay inay arintaasi leedahay dhibaatooyiin fara badan oo caafimaad sida caadada (dhiiga) oo ku istaaga , kacsi yaraan , Iwm.halka gabdhahan danbe lagu sameeyo gdniinka nooca loo yaqaan suniga oo ah in inyar o kaliya la jaro ..kaas oo aan wax badan u dhimayn hawsha xubinta taranka hadaa adigu keebaad tageersan tahay .sababee ujeedadaada thanks
You should lobby the government and law makers of Somaliland to ban this practice. It´s officially banned in Somalia.

Since: Aug 12

Europe

#9 Aug 10, 2012
A/s/c walalayal

Since: Aug 12

Europe

#10 Aug 10, 2012
Somalilan wanku salamay
Ahmed nur

United States

#11 Mar 27, 2013
Ani waxaan aaminsanahay naag firconi ah inayna lahayn wax raaxa ah lkn qofkii aan gabar suni ah arkin wuu iskaga raaxaysan karaa
Ahmed nur

United States

#12 Mar 27, 2013
Suna guka sxb ayaan saport garaynayaa

Tell me when this thread is updated:

Subscribe Now Add to my Tracker

Add your comments below

Characters left: 4000

Please note by submitting this form you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

Somalia Discussions

Title Updated Last By Comments
North sudanese arabs are racist to somalis (Apr '14) 53 min Emarati515 44
Imam Ahmad ibn Ibrahim al-Ghazi: Who was? (Mar '10) 1 hr Samaale 171
Hood Rat???? 2 hr highIQ 1
Negro Bed Wench????????? 2 hr highIQ 1
Midgaan (Jan '13) 2 hr Lala 37
“knee-grow bed wench”!!! 2 hr highIQ 1
Don't you think Marehan was best ruler in Somalia? 3 hr Sade Supremacy 3
futada iyo siilka keba macaan (May '11) 10 hr Sverige-neger20 1,880
gus wayne gabadhii rabta halkanaa laga helaa (Jun '09) Tue Amiin14 4,567
More from around the web