Nordren

Vejle, Denmark

#670 Aug 19, 2012
Doqoni meel lagu kaftamay inlagu kalatagay moodaa.
Dacar

Vejle, Denmark

#671 Oct 4, 2012
Nimaad fadhiga uga adagtahay looma sare kaco.

Nimaad taqaan yaatahay lama yidhaah.

Since: Aug 12

London, UK

#673 Oct 13, 2012
Salaadoow sooryo diiday,walee siil mudan

Since: Aug 12

London, UK

#674 Oct 13, 2012
Sadex ma heshiiyaan: @Nin qabweeyn iyo nin aan u qabin@Nin qosol badan iyo nin qoonsimaad badan@Nin hunguri weeyn iyo mid khuurimaad yar. Haye,kudarso

Since: Aug 12

London, UK

#675 Oct 13, 2012
Let the sleeping dog lie. more haste,less speed. Hardwork never goes unawarded
Nordren

Vejle, Denmark

#676 Oct 14, 2012
Dameer iyo dockayeerba daankaa lagu dhuftaa!

Since: Aug 12

London, UK

#677 Oct 20, 2012
Luqun dheeraatay madax ma dhaafto

Since: Aug 12

London, UK

#678 Oct 20, 2012
Sagaara labi laacday luqun dheerir uma geeyne laab teeda ayeey ka heshay
dualle

Denmark

#679 Nov 14, 2012
Oodi qaadis iyo jiidid waa isla gurigayn
Dacar

Denmark

#680 Nov 29, 2012
Isirwadaag ood wadaag baa ka dhow.
Dualle

Denmark

#681 Dec 9, 2012
Gafuur cawo ninkeeday dhibtaa.
Dualle

Denmark

#682 Dec 17, 2012
Aqoon la'aan waa iftiin la'aan.

biyo sacabadaadaa looga dhergaa
Dacar

Denmark

#683 Dec 18, 2012
Maxaa iga galay nin geel badan ma gaajaan ka cabsanayaa.
leymuun

Finland

#684 Dec 27, 2012
Doqonta usha agteeda ku dhufo hadeey garan weeydana googeeda ku dhufo

Faraxow dariskaa hadaad daroorima ka celin, ninkii tiisaba daryeelaa tu kala ku dara

Bariba kala guurnaye maxaa bilaneey gabdha baaskan is baray

Afkaa i hud hudaya hadalbuu ileeyahay anna waan horjoogaa...

I looove my ayeeeyo macaaan..i've learn soo many maahmahhyo from her
Nordren

Denmark

#685 Dec 28, 2012
Nin dharbaaxo quureed dugsaday dhaqayadeedmaal.
Shaahid

Europe

#686 Dec 29, 2012
Indhoole Dharbaaxo dabadeed ayuu gabadaa
Nordren

Denmark

#687 Feb 5, 2013
Duqsi malagii galabaa fuud kulul dabaasha.
Dualle

Horsens, Denmark

#688 Feb 11, 2013
Barasho horteed haynicin
sabnaa

United States

#689 Feb 11, 2013
Qofaa taqanit yaa tahay lama dhaho
Dualle

Denmark

#690 Feb 12, 2013
Aduun waa sheeko iyo shaahid.

Nin wayn tag lama dhehee wuu ku tagaa la tusaa.

Tell me when this thread is updated:

Subscribe Now Add to my Tracker

Add your comments below

Characters left: 4000

Please note by submitting this form you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

Somalia Discussions

Title Updated Last By Comments
Why do Somalian's look up to Jamaicans?.. 10 min selina london 18
what do you think about somali girls? 38 min Grey-gus 7
what do you guys think of somali dir girls 1 hr proudsomalilandgirl 4
Hello. 1 hr Cookies _ 1
Why Somaliland needs their Independence from So... 1 hr proudsomalilandgirl 22
do somalis marry indian women and how is it vie... 2 hr Abdi 12
Why are Somali girls so ugly (Jan '13) 2 hr proudsomalilandgirl 354
Why are Somalians so dirty and stinky (Jan '12) 5 hr selina london 107
what do you make of laila adigar 6 hr Gurey60 34
gus wayne gabadhii rabta halkanaa laga helaa (Jun '09) 7 hr gusweyne 4,518
futada iyo siilka keba macaan (May '11) 19 hr raaxeeye77 1,806
More from around the web