Comments
1 - 9 of 9 Comments Last updated Apr 1, 2013
waqooyi

Doha, Qatar

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#1
Mar 30, 2013
 
MADAXWAYNE,Xasan sheikh maxamud waxa uu yidhi,
Ninkii shalay sita,berito ayaa dhaafaysa.
waa odhaah aad u qiimo badan,so,comment??

“Safar Dheer iyo”

Since: Jan 11

Sahay Gaaban

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#2
Mar 31, 2013
 
War ma fahmin oraahdaas. Jilci sxb Oraahda ah, "Berito ayaa dhaafaysa" gortay. Laakiin "Ninkii shalay sita", maxaa loola jeeddaa? Intaas aa ii gooysey.
waqooyi

Doha, Qatar

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#3
Mar 31, 2013
 
sxb,hore ayaa loo yidhi raga CIILKII KAMA KORE ayaa ugu liita.dadka walaalaha ah ilayn meel kala tegi maayaane hadii dhibi dhacdo oo laga soo kabto dib lama fiiriyee hore ayaa loo dhaqaaqaa si aan cadawgu uga faa'iidaysan,ilayn tan aduunyo ah waa la is reebayaaye
Beloved City of Mogadishu

London, UK

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#4
Mar 31, 2013
 
waqooyi wrote:
MADAXWAYNE,Xasan sheikh maxamud waxa uu yidhi,
Ninkii shalay sita,berito ayaa dhaafaysa.
waa odhaah aad u qiimo badan,so,comment??
ninka shalay sita berri ayaa dhaafaysa

waxay la mid tahay lixdameeyadii markuu Allah ha u naxariistee Timacadde yiri,

wixii hore usoo daashaday bay degashanaysaaye

aniga ma maqlin marka xassan sh hadalkaas yiri lkn hadduuba yiri saas waxaan u malaynayaa cidda u horerysa uu u danleeyahy waa walaalaheen reer waqooyi.
waqooyi

Doha, Qatar

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#5
Mar 31, 2013
 
not only reer waqooyi,waa cidii dhib tirsanaysa in aanay cadawga somalida fursad siin,iyo,in geedi socodkan hada bilaabmay aanay kaga qadin dhibaatooyinkii dhacay gocashadooda.
Beloved City of Mogadishu

London, UK

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#6
Mar 31, 2013
 
waqooyi wrote:
not only reer waqooyi,waa cidii dhib tirsanaysa in aanay cadawga somalida fursad siin,iyo,in geedi socodkan hada bilaabmay aanay kaga qadin dhibaatooyinkii dhacay gocashadooda.
haddii la dhagaysto cid kadtoo wax tabanaysa waxa lawaayi doonaa cid wax loo tabto

soomaali kuma wanaagsana in wax lawaydiiyo balse kaliya in amar lasiiyo karbaashna loogu daro
si horumar loo gaaro.
waqooyi

Doha, Qatar

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#7
Mar 31, 2013
 
maya,somalidu karbaashka kuma wanaagsana,waa reermiyi oo duurkay gelayaan.
isku dirka wada waa siyaasiinta qabyaalda salaanka ka dhigta oo doqonimadooda arka waxa manta maatada somaliyeed haysta ee isleh sidaa meel ayaa ku gaadhidoontaan.
waxaanse rejo wayn ka qabaa administrationka hada jira ee xasan sheikh u yahay hogaanka in si fiican umada ula dabaalan doonaa.
we are lucky this time,i hope we are going to the right direction.
waqooyi

Doha, Qatar

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#8
Mar 31, 2013
 
la soco reermiyigeenu waa dad wanaagsan,ee siyaasad qabyaaladaysan oo dad liitaa wataan ayaa loo geeyay,hadase waa lagu fahmay.

“Safar Dheer iyo”

Since: Jan 11

Sahay Gaaban

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#9
Apr 1, 2013
 
waqooyi wrote:
sxb,hore ayaa loo yidhi raga CIILKII KAMA KORE ayaa ugu liita.dadka walaalaha ah ilayn meel kala tegi maayaane hadii dhibi dhacdo oo laga soo kabto dib lama fiiriyee hore ayaa loo dhaqaaqaa si aan cadawgu uga faa'iidaysan,ilayn tan aduunyo ah waa la is reebayaaye
arrintaas aad sheegtay waa kugu raacsanahay. Wixii dhib ah intii dib loo raaci lahaa, la isku jiid jiiddi lahaa waxaa fiican in si kale loo dhammeeyo. Haddii kale oo dhibkii dhacay dib loo raac raaco meel ma la gaaraayo.

Tell me when this thread is updated: (Registration is not required)

Add to my Tracker Send me an email

Add your comments below

Characters left: 4000

Please note by submitting this form you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

Other Recent Somalia Discussions

Title Updated Last By Comments
Waanyaabnee yaan wasnaa? (May '13) 38 min kagaoohiye 10
futada iyo siilka keba macaan (May '11) 48 min kagaoohiye 1,705
are there any somali youtubers? 1 hr Lathaneey 6
Do we somalis smoke marijuana? 1 hr Pott heads 5
Intercultural Couple - A Story about a Somali-P... 1 hr Wildfire 4
Habar Jeclo Sub clan of ISAAQ is the biggest su... 2 hr Real Somali 33
Why do somalians hate/dislike Ayaan Hirsi Ali (Jul '09) 4 hr old soul 171
gus wayne gabadhii rabta halkanaa laga helaa (Jun '09) 5 hr kagaoohiye 4,322

Search the Somalia Forum:
•••