Qolka Guurka xalaasha ah ilaahey dartiis

Posted in the Somalia Forum

First Prev
of 32
Next Last
Qolka Guurka xalaasha ah

Cairo, Egypt

#1 Aug 16, 2012
Asc. walaalayaan dhammantiin waxaan rabaa in aan u shaqeeyo walaalehey somalida ah labadii allah calaf iskugu daro walaalayan waxan raba in aan isku raadiyo wixii aan awoodo wilal iyo gabdhaba hadafkeyga oo ah in uu allah ka dhaliyo kuwo diinta allah u shaqeeyo intaa gadib walaalayaan wiilal iyo gabdho ii soo gudbiya CV ga ama macluumad ku saabsan iyo qofta ey rabto in hesho macluumad ku saabsan sida 1 .. magaca qofta.. 2 wadanka uu joogo..3 da,diisa ..4 shaqadiisa...5 waxbarashada heerka uu ka gaarey..,,,,,,,,Gadina ha soo qoro 1 qofta uu rabo meesha u ka rabo..2..da,da ey jirto intaas galia insha,allah .wallahi wan u xiftina insha,allah qof kasta macluumadkeeda allah waxaan weydiisana in uu ugu caawiyo howshaan ,, iqlaasna iiga dhigo sc wr wb ...Guur_doon7@hotmail.com iigu soo dir walaal plss allah dartiis hakaa ahaado,, sc wr wb
salafii

Cairo, Egypt

#2 Aug 18, 2012
maasha,allah
Xaji

United States

#4 Oct 29, 2012
Wad mahadsantahay
Issa Afduub

Hawthorn, Australia

#7 Dec 22, 2012
Guurdoon - gabar inta u dhexeeysa 20 -25
Issa Afduub

Hawthorn, Australia

#8 Dec 22, 2012
scwr

Waxaa la cunaa waa calaf - waxaanse rabaa inaan guursado Gabar dadeedu u dhexeeyso 20-25 sano
oo aann horay u soo guursan.

Gabadhaasi waa ineey tahay mid arageedu i ganciyo

wixii kale waa laga heshiin karaa

hadii ay tahay gabar - arag wanaagsan
Maxamed jimcale

United States

#11 Jan 2, 2013
Walal ad ayad umahadsantahay masha.allah allaha ku xifdiyo
somi

Birmingham, UK

#12 Jan 2, 2013
ya ku yakhan sxb
khaf qariib aa tahay saa khaf lakasanin macluumat shakhsii ah loo dera. wa Allah aclaam.
Xosh xasan

Europe

#13 Jan 6, 2013
Asc walal wa mhdsantahay ilahay haku barakeyo intah ka dib waxan ahay gurdon waxan raba gabar muslim ah siiba somali ah gabdhas dadeda wa inay u dhaxeyda 30 ila 40 taso an u yelay gabdhihi danbe e yar yar in ay racen wayah cusub ama waQtiyadi danbe marka waxan idinka suga wa jwb qadaryar1111@hotmail.com ? Waxa ku nolahay wadanka ethio tel nbr 00251927889589?
xamse raaso

Ashburn, VA

#15 Jan 6, 2013
wad mahad san tahay walale gurka xalasha ah wax ka ficn malahan thnkz halka ka wad hesha allah h kula garab kalo
m rooble

Cape Town, South Africa

#16 Jan 7, 2013
hadal badan dan ma,aha guur ciyaar iyo sheeko magalo waxaa yaqaan ninkii ama gabadhii soomartay isaga oo xalaala waxan ahay nin run sheegaya gaba dhii daacaduhu haigala soo xiriirto
vissa58@hotmail.com
nafta

Singapore, Singapore

#17 Jan 8, 2013
ifrax asalamu calayku wll guur xalal ah wax ka fican ma jiro e telkaga isheg ado rali ah
Joodax

UK

#18 Jan 8, 2013
walayaal si wanaagsan ha loo doodo oo anshaxa yaan laga tagin waxii bristol joogo oo garoob ah hala ila soo xariiraan hana leeyska daayo nin xaas leh ma rabo waayo dee Ninka xaaska leh ayaaba nolosha wax ka yaqaan oo ku dhaqan karo oo hadeer wax faraha ku hayee yaan la diidin nin xaasle ah Garoobada Bristol ha ila soo xariiraan mahadsanidiin
daha abdalla

Fpo, AE

#19 Jan 8, 2013
gabdh wacan oo diin leh oo dabecad wacan
ayaan u bahanahy
kismaayo boy

Australia

#21 Jan 30, 2013
Si fiican isu shukaansada oo edeb leh
Saki

Djibouti

#22 Jan 30, 2013
Ifraax wrote:
Asc. waxan ahay gabar guurdoon xalalah rabto waxan jira 26.sano waxamw jooga hargaysa waxan raba nin diinle imanle dabecad wanagsan dadisuna tahay 36.40 man rabo nin xaasle wad mahadsantihin asc
walaal Ifrah maxaad adiga oo jooga United state aad u sheegatay meel kale iyo waliba hargeisa walaal horta markaad hargeisa sheegatay waad ku mahad san tahay laakiin runtu waxa walba ka fiican walaal ee waxaan jecelahay inaynu soo wada xidhiidhno eee emailkaygu waa kaas ee igala soo xidhiidh mahad sanid
a_kayd98@hotmail.com
mucawiye

Abu Dhabi, UAE

#25 Jan 30, 2013
Ifraax wrote:
Asc walalyal akhyarta guurdoo saln kadib waxan raba guur xalalah fadlan hadu jiro nin guur xalal raba fadlan farin ha idhaafo wad mahadsantihin asc
Asc walal Ifraax,walal Aniga aya ku diyaar ciwankeeygana wa badbaado4@hotmail.com
ali079

UK

#26 Jan 31, 2013
Ifraax wrote:
Asc walalyal akhyarta guurdoo saln kadib waxan raba guur xalalah fadlan hadu jiro nin guur xalal raba fadlan farin ha idhaafo wad mahadsantihin asc
ifrah igala soo xiriir emailkaan hadii aan is fahana waan isguursaneynaa. Aniga waxaan kunoolahay london nin shaqeysto wax barto ayaan ahay muuqaal ahaana mafoolxumi. Mahadsanid ali-079@hotmail.com

“SomaliHeavyweigh t”

Since: Feb 13

Somalia

#29 Feb 1, 2013
Qolka Guurka xalaasha ah wrote:
Asc. walaalayaan dhammantiin waxaan rabaa in aan u shaqeeyo walaalehey somalida ah labadii allah calaf iskugu daro walaalayan waxan raba in aan isku raadiyo wixii aan awoodo wilal iyo gabdhaba hadafkeyga oo ah in uu allah ka dhaliyo kuwo diinta allah u shaqeeyo intaa gadib walaalayaan wiilal iyo gabdho ii soo gudbiya CV ga ama macluumad ku saabsan iyo qofta ey rabto in hesho macluumad ku saabsan sida 1 .. magaca qofta.. 2 wadanka uu joogo..3 da,diisa ..4 shaqadiisa...5 waxbarashada heerka uu ka gaarey..,,,,,,,,Gadina ha soo qoro 1 qofta uu rabo meesha u ka rabo..2..da,da ey jirto intaas galia insha,allah .wallahi wan u xiftina insha,allah qof kasta macluumadkeeda allah waxaan weydiisana in uu ugu caawiyo howshaan ,, iqlaasna iiga dhigo sc wr wb ...Guur_doon7@hotmail.com iigu soo dir walaal plss allah dartiis hakaa ahaado,, sc wr wb
manshallah! is this old or current...i am a farax looking for my somali ukhti

“SomaliHeavyweigh t”

Since: Feb 13

Somalia

#30 Feb 1, 2013
wcs amiina how are you dear? are you goordoon aswell sister? or somalidoon( a somali who is trying to connect with other like minded somalis)
Amiina

London, UK

#31 Feb 1, 2013
shugran brother

Tell me when this thread is updated:

Subscribe Now Add to my Tracker
First Prev
of 32
Next Last

Add your comments below

Characters left: 4000

Please note by submitting this form you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

Somalia Discussions

Title Updated Last By Comments
Hawiye 2 hr Midnightnoon 81
Learn from; Asian Self Hate, White Worship, and... 4 hr Tnn 12
The real reasons Somalis were never slaves. (Oct '12) 4 hr Samaale 279
what are somalis known for? 4 hr Reality Strikes 28
Why does everyone hate Habar Gidir???? 5 hr selina london 9
Imam Ahmad ibn Ibrahim al-Ghazi: Who was? (Mar '10) 5 hr Samaale 181
Do you know Barawani people?Are they mixed Soma... (Jul '09) 6 hr SomaliUK 449
futada iyo siilka keba macaan (May '11) 18 hr thirstyyaya 1,881
More from around the web