jaamac

Europe

#92 Jan 1, 2013
Wil ayaa maalin waxaa kudhacday in aw gurigoodi kaso xerada habin habinada kamid ah isagoo asxbtiisa lajoogo ayaa waxaa laweydiiyay marki waaga baryi rabay in aw bixi rabyo waqtigi habinkane o gaba gaba maraayo markaas ayaaw dhahay ma waalan tahin wali waabe 7:00 habiinimee mise waaa kudhufateyn kadib ayaw fiirshay saacada sxbkiis markaas ayaw dhahay sxb sacadaan taadaa waa qaldan tahay qurbaha ayaa laga sheegaayay saacado somaliya loosoo dhiibo iyado waqtiga qurbaha kaduwan yahay saacadaha somaliya kkk lolz
omar haji sufi

United States

#93 Jan 30, 2013
gus dameer eh ninkii rabo hey imaado lacalaa idinku yaale dhila idin dhashay was sheeko ninkii rabo heygu imaado urieyga gus ayan sheeko idinka dhigayaa
shankarcade

Nashville, TN

#95 Feb 11, 2013
Nin domali ah ayaa hada ka hor waxaa qaxooti nimo lagu geeyay cariga maraykankagaar ahaan magaalada yew york. Markii uu diyaaradii kadagay ayaa qoloyinkii cadaanka ahaa ee sodhaweynayay ninkan waxay u kaxeyeen gurigii logu talagalay in ladajiyo. Markay dhex sii marayaan ayaa waxaa uu layaababay waxa baabuur isdaba safa wadooyinka waana waqtiyada dadka shaqada kasoo rawaxaan bay ku aadanayd. Ninkii oo yaaban ayaa wuxuu way diiyay qolooyinkii cadaanka ahaa ee lasocday war waxaan oo baa buur ah yaa iskaleh.? Cadaankii ma aya san fahmin mark ninkaan waxaa uu sheegayo markaasay waxay ugu ja waaben we don't know. Ninkii somaliga ahaa wuxu umaleyay in baaburtaan uu leeyahay nin la yiraahdo i don't know wuu iska aamusay, todobaad kadib markii uday aysa waxaa loso kaxeeyay magaalada maraasa wuxuu arkay baabuur farabadan oo mayd waddp markaasu hadana su?aal way dii yay cadaankii oo uu kuyiri war maanta yaa dhintay markasaa cadankii ugu jaeaabay markale i don't know. Ninkii wuu murugooday markasuyiri aduunow balo ku doonatay wakasaa ninkii i don't know ahaa helgal cad/maalincad kakaxeysay hantidii iyo baaburtii faha badneyd ........ Waydhacday qisadan san maqlay lol........
mohaa hanad

Ankara, Turkey

#96 Feb 15, 2013
aqraayey waa sheeko cajiib ah waxa ayna ka dhacday muqdısho nın ıska reer badıya ah lkn ahlu salaad ah aya malın maalmaha kamıd ku soo dukaday msjıd ku yaal muqdısho salaadı kadıb waxa uu arkay dad dhagaysanayay sıırada NCSW shııq&#3 05; ayaa waxa uu ka shekaynayay kufaartı qureesh dhaqamadı cadowtınımad a la hay oo ay kula dhaqmayen NCSW IYO ASXAABTIISI nınkı rer mıga ahaa wuxuu carooday ısago markaas amınsan shııqan& #305; ınuu aha goob jooge fuleyl ah oo ku eegtay dhıbka NCWS ıslamarkı ına shııq&#3 05; ayuu ku bılabay bud u watay oo maxad uga shekaynaysaa hadıba aadan waxba ka celınayn oo ad ku fıırsatay end
yacquub

Glonn, Germany

#97 Mar 13, 2013
hada ka horbaa wiil yar waxaa uu sariir kula sexan jiray hooyadiis iyo abihiis wiilki haben kasta wuxu arkaa odeyga marka uu yimado sarirta oo ruux manesa habenki dambe ayuu dhahay hooyo horta sariirta yaa nagu ruxa markaas ee dhahday war seexo waa edeb daran tahay markas uu dhahay wlhi hooyo wan garan aabe ayaa sariirta nagu luxa...........kkkk
luul

Nairobi, Kenya

#98 Mar 17, 2013
waxba mahaayo
canab

Kista, Sweden

#99 Apr 2, 2013
sheekadiina qosol waaye walaahi, hada waqtiga ayaa igu yar waa isku soo noqoneeynaa aqiyaareey, waakahelaa sheeko yinka qosolka ee aan turxaanta lahayn! ana kuwo badan ayaan idin hayaa, waa isku soo noqoneeynaa saaxibayaal halkaa kasiiwada,
qosol aayaan idnhayaa ana, waa inoo habeen dambe insha allahaaa

“Safar Dheer iyo”

Since: Jan 11

Sahay Gaaban

#100 Apr 3, 2013
canab wrote:

Canab, maxay tahay sheekaan idiin hayaa & waan isu soo noqoneynaa; waaba nagu bargooysee....

“Safar Dheer iyo”

Since: Jan 11

Sahay Gaaban

#101 Apr 3, 2013
shankarcade wrote:
Nin domali ah ayaa hada ka hor waxaa qaxooti nimo lagu geeyay cariga maraykankagaar ahaan magaalada yew york. Markii uu diyaaradii kadagay ayaa qoloyinkii cadaanka ahaa ee sodhaweynayay ninkan waxay u kaxeyeen gurigii logu talagalay in ladajiyo. Markay dhex sii marayaan ayaa waxaa uu layaababay waxa baabuur isdaba safa wadooyinka waana waqtiyada dadka shaqada kasoo rawaxaan bay ku aadanayd. Ninkii oo yaaban ayaa wuxuu way diiyay qolooyinkii cadaanka ahaa ee lasocday war waxaan oo baa buur ah yaa iskaleh.? Cadaankii ma aya san fahmin mark ninkaan waxaa uu sheegayo markaasay waxay ugu ja waaben we don't know. Ninkii somaliga ahaa wuxu umaleyay in baaburtaan uu leeyahay nin la yiraahdo i don't know wuu iska aamusay, todobaad kadib markii uday aysa waxaa loso kaxeeyay magaalada maraasa wuxuu arkay baabuur farabadan oo mayd waddp markaasu hadana su?aal way dii yay cadaankii oo uu kuyiri war maanta yaa dhintay markasaa cadankii ugu jaeaabay markale i don't know. Ninkii wuu murugooday markasuyiri aduunow balo ku doonatay wakasaa ninkii i don't know ahaa helgal cad/maalincad kakaxeysay hantidii iyo baaburtii faha badneyd ........ Waydhacday qisadan san maqlay lol........
Sheekadaan hadda ka hor ayaan maqlay. Markii iigu horeysey maqalkeeda aad aan u qoslay.
canab

Kista, Sweden

#102 Apr 3, 2013
Dhamaan aad baan idiin sa,laamayaa!
Ana sheekadan iga hooya!
Beribaa waagii xukumada maxamed siyaad allaha u naxariiste, waxay sameeysay barnaamij la, yiraa is dhexgalka bulshada, kaasoo kii waqoyi jogayana la, keenayay konfur kii konfurna waqoyi kii galbeed , bari , markaas ayaa waxaa dhacday dadka waqoyi qaar ayaa aminsan in dadka reer konfurka dhamaantood sixiroole yihiin, 2 wiil oo reer waqoyi ayaa macali school,si ay uga noqdaan oo soo diray magaalo kamid konfurta somaliya, labadii wiil ayaa waxaa aad usoo dardaarmiyay walidiintooda oo kuyi iska ilaaliya magaaladaa tagaysaan sixirooyaalka ayaa ku badan waxba ha, ku darsanina, 2wiil ee macaliminta ahaa ayaa sida caadada maalinta jimcaha iyagoo shaqadoodi kanasanayaan oo meel maqaayada ka qaxweeynayaan, ayaa ku soobaxay wiilala dhalinyaraa, oo sigaar aan shidnayn wata, waxay yiraahdeen, haye macalinka, sigaarkaan dab aan ku shito , mahaysaa, haa bii yir sigaarkii baa loo shiday wiilkii wuubaxay.
waxay iyagoo xantanmaaya is weydiiyeen waryaahee wakaa waa wixii la, sheegayay , ma, maqleeysay wuxuu inaaku inagu yidhi macalinka, oo yaa u sheegay inana macalin ahay, inaga kexee meesha wadankii baanu ku laa, baneeynaa, sii joogimeeyno dadkaan sixiroolayaasha! kkkkkk
waaa dhamaad sheekada!
waxaan rajeeyanayaa inay noqoto mid xiiso badan
canab

Kista, Sweden

#103 Apr 3, 2013
ok , shekadaan aniga ayaaa lahaa originalkeda saan filayo meelo badan ayaan ku qoray
mahadsanid
canab

Kista, Sweden

#104 Apr 3, 2013
maalin aniga oo dhex maraya suuq aad u weeyn oo caalamiya, oo dukaamada kuyaalo iyo sida casriga yo modadada sanadka lagu soo bandhigo ayaa, gabdho soomali waxay arkeen dukaan lagu soo bandhigay Jeans yaal jilbha ka jeex jeexan shaatiyaal kabkab leh coows iyo dhagxaan ,la, gu qurxinayo la, ag dhigay,, muuqodana dharkaasi ka, turjumaya dhar la, xiran jiray 70_80 meyadii laakin qiimo aad u sareeya ka , jooga suuqa markaa lagu so bandhigay dharkasi.
gabdhihii terso mondada ahaa, ayaa sidaa intay dukaanka , u fiiriyeen muraayada ayeey mid kamida wxay tiri . ileeyn dharka la, soo isticmaalay ee hudheyda waalagu ibiyaa, suuqan gudihisa,
qosol ayaan debeda suu qa ulabaxay intaan meel fadhiistay ayaan qoslayay maalintii oodhan, idinkana ila qosla heee.
dhamaad sheekada.
canab

Kista, Sweden

#105 Apr 3, 2013
aqiyaarta waa sii shubayaa, waad soo daahdeen , insha alalahaa markale ayaan kulmi donaa.
maca, salaama dhamaaaaan!
Anonymous

United States

#106 Apr 3, 2013
Carr qosli waa! 2nin baa maalin wexey ku murmeen anaa kaa xasidsan iyo mayee ani xasidnimo iguma gaartid, mid baa yiri "ninkan soo socda sidan u feeri doona lee arag" xarfaankan ninkii buu inta ku booday suu ufeerayey baralaati ka dhigay, markasuu yiri "haye kaabe ma anigaad xasidnimo igu gaartaa?" ki kale baa inta qoslay yiri "wali anaa kaa xasidsan maxaa yeelay ninka aad sida xun u feertay aabahay buu ahaa kaamana celinin" haye kwrma aqyaarta???
canab

Kista, Sweden

#107 Apr 4, 2013
Looooooool ;Aminka09hotmailc om aad ayaan u qoslay, weliba waa sheeko koban oo qosol miidhana,
aad baad u, mahadsantahay halkaa ayaan ka sii wadaeeynaaa, sheekoyinka, aniga sheeko waan hayaa laakin waqtiga ayaa igu yar,! marka aniga haleeyga qaleeyo markale aan soo deeynayaa teeydana,
waaa mahadsantihiin, dhamaan inta aan halkaan kuwada caweeeyno, salaamulaah caeeykum
canab!
Anonymous

United States

#109 Apr 4, 2013

thnks alot dear, waan soo wadaa kuwo badan oo noocaan cml ah
Cade ka cade

United States

#110 Apr 5, 2013
Shactiro
Anonymous

United States

#111 Apr 5, 2013
Car qosolka isku celi! Juxa ayaa loo dooney gabar ay meel wada daganaayeen si loogu guuriyo, inkastoo uusan isagu gabadha horay u arag hadana waxaa loo sheegay inay qurux badantahay oo ay qancin doonto ayna noqon d°onto midii uu muddaba raadinayey.
Habeenkii markii loo soo galbiyey oo loo keenay gurigii ayaa juxa waxa uu arkay in gabadhu foolxumo ku goobatay. Subixii markuu waagii baryay ayaa gabadhii wexey ku tiri "Juxoow, nimanka qaraabadaada ah ii kala sheeg, kuwa aan iska qarinayo iyo kuwa kale. Juxa oo xanaaqsan misana foolxumadeeda la yaaban baa ku jawaabay "Dadka oo dhan u muuqo, laakin ani iska kay astur!"
canab

Kista, Sweden

#112 Apr 5, 2013
loooooooool...,,,,Aminka09hotm ailc om.
sheekadaana walaahi waa ka darantaahy tii hore.
waa sheeko qosl kaliyaaa! halkaa ayaan ka sii waddeeynaa sheekada xariirta ana mid ayaan hayaa iga gudooma!
canab

Kista, Sweden

#113 Apr 5, 2013
Nin waqoyiga somali ka, yimid, una socday baydhabo shaqo loogu soo diray, gaadhi buu ka, raacay ceelgaabta ku sii jeeda baay & bakool. meel ka sokeeysa beeydhabo ayuu ninka u socday,oo layidhaa, Buur Hakaba.
gaadhigii marku cagta saaray wadada oo uu cabaar socday, ayaa wiilkii masaafurka ahaa, ku yidhi, wiilkii kirish boyga ka, ahaa baabuurka, oo ahaa somali jareer, waryaa san, ka, dhuudhi, miyaa lagaaray buur hakaba? wiilkii krish boyga intuu xanaaqay ayuu yiri, shitadii aadaa! ninkii reer waqoyiga wuxuu mooday in shitada aadaa taahay meel magaceed oo meeshuu doonayo ka, so keeyso.
isagoon fahmin waxa looga jeedo shitadi adaa ayuu ku yiri hadaba inyar baan seexanayaaye, markii shitadii aadaa lagaaro iga toosi huradada!

Tell me when this thread is updated:

Subscribe Now Add to my Tracker

Add your comments below

Characters left: 4000

Please note by submitting this form you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

Somalia Discussions

Title Updated Last By Comments
dutch male model. somali (Apr '13) 34 min morningride 41
who has goals to become presisent of somalia on... 1 hr President of a Re... 17
Why reer waqooyi are most backwards Malis when ... 1 hr Gonzalez Abiyero 2
Somali men are so unromantic! 1 hr Gonzalez Abiyero 7
Where do you live? 2 hr Mohamed 41
1 family member leaves Islam?!?!! 4 hr Future_CFO 10
Is it me or are somalis mixing a lot these days??? 5 hr freddie47 102
gus wayne gabadhii rabta halkanaa laga helaa (Jun '09) 22 hr farah 4,566
futada iyo siilka keba macaan (May '11) Sat Sverige-neger20 1,857
More from around the web