Qosol iyo shactiro

Posted in the Somalia Forum

Comments (Page 4)

Showing posts 61 - 80 of147
|
Go to last page| Jump to page:
dalfur

Nairobi, Kenya

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#69
May 22, 2012
 
When my mom was here last, she offered me her hand mixer. That thing is older than I am, and thatís saying something. Itís also all chrome retro-future rocket shaped. Just looking at it made me taste seven minute frosting, which is what I usually got to lick off those beaters as a wee thing. She warned me that the beaters only sort of stay in, but I couldnít resist it. I donated my hand mixer (which was a wedding gift, so Iíve had it a long time, but it was pedestrian plastic and purely utilitarian, although it had a ton of attachments, unlike what my mom offered me, but then again I only ever use the beaters) to goodwill without another thought.

Today I pulled it out and used it for the first time. It was gorgeous and cool and the banana bread I made with it is utterly delicious.

I know full well that life is not about things. But this particular thing? This mixer with all this history handed to me by my mom? Pretty cool right now.
dalfur

Nairobi, Kenya

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#70
May 22, 2012
 
hadda ka hor ayaa waxaa dhacay nin ayaa gabar soo doonay asagoo QAAD cunaayo, odaygii gabadha dhalay ayaa dhahay, "adeer Qaadka miyaad cuntaa" wiilkii ayaa dhahay markaan aan sagaarka cabaynin ayaan cunaa, oo sagaarkana ma cabtaa ayuu dhahay odaygii, "wiilka ayaa dhahay markaan Qamriga cabaynin ayaan cabbaa sagaarka", odaygii baa wuxuu yiri adeer waxaan oo dhan xagee ku baratay markaas ayuu wiilkii yiri "xabsiga ayaab ku bartay" odaygii baa wuxuu yiri oo maxaa laguu xiray "markaas ayuu wiilkii yiri "ODAY GABAR II DIIDAY AYAAN DILAY!!!!!"...odaygii baa yaabay oo naxay oo markiiba dhahay adeer aniga kuuma diidin gabadhayda ee waan ku siiyay......ahahahahah
Bashka

UK

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#71
May 22, 2012
 
Maalin ayaa waxaa nin konfur ka kayimid soo raacay gaari uu wado nin reer waqooyi gaarigii ayaa istaagay oo bacaad galay wuu socon waayay markasuu nin reer waqooyi ahaa lahadlay ninkii reer konfurta ahaa oo gaariga kasaarnaa kor dhahay waar dee soo dhaadhac ninkii konfurta kayimid ayaa dhahay madhacaayo oo sifiicanaa uheestaa ninkii reer waqooyigii ayaa markale dhahay wardee soo dhaadhac gaarigii wuu soconwaayay waan riixaynaa. Just for laugh no offence.
Osman

Satellite Provider

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#72
May 31, 2012
 
Kkk
Bukhaari

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#73
Jul 3, 2012
 
Huska intana matogta wale waa yaab
sheko sheko shilin baa dhustay kafanaa shegay
k.k.k.k.j.j.k.k.k.k.k.k.
ali kow

Nashville, TN

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#75
Jul 4, 2012
 
nin baa naag lacag leh guursaday marka waxay ku xu jaysay haday qaad ku aragto inay ka furmayso isna qaadba hadaa igu aragto waa iga furan tahay ayuu dhahay qaadkana waa jeclaa ,qaadi gii meherinayayna islaanta ayuu jeclaa bil markay ka soo wareegtay shiikhii baa la tashayday niban kale nin baa yiri anaa qaad la fariisanaayee bixi adna islaantii doon ,shiikhii oo naagtii wadaa soo galay marfishkii qaad ka iyo nin kii oo murqaamay ,nin kii shiikhu howsha u dirayna waxuu u sheegay in islaantiisa shiikhu jecel yahay marqaan kii ayaaba gaaray shiikhiiba markuu soo galay ayuuba dilay,..islaantiina waa waalatay .kkkk
Ahmed diyeshe

Kenya

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#76
Jul 28, 2012
 
Waa aya nin afka englishka ku shactireyo waxu arkay mamo ayeeyo ah u jirta 100 sano u so qalocatay u ul ku tukubeysa,markas intu yimaday goob lagu caweeyo aya waxu yiri(TODAY I HAVE SEEN AN OLD WOMAN WALKING LIKE A QUESTION MARK??)isagoo oola jeeda Calaamad su'al camal ayay u socotay
xawa

Minneapolis, MN

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#77
Aug 9, 2012
 
maxay tahay sheekada qosolka ah
xawa

Minneapolis, MN

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#78
Aug 9, 2012
 
I dont gat this can you tell me
xawa

Minneapolis, MN

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#79
Aug 9, 2012
 
go to last page

Since: Aug 12

Europe

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#80
Aug 10, 2012
 
A/s/c anaakuleH iwaran

Since: Aug 12

Europe

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#81
Aug 10, 2012
 
Xawa wanku salamay walaal
Cabdi raxmaan xasan cali

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#82
Aug 14, 2012
 
Bari baa nin qurba joog soomaali ah soo raacay tariin asagoo qayilaya agtiisana waxaa fadhiya naag u dhalaty england oo rabta ina ay musqul aado waxayna wadataa ubax aad uqaaliya oo pirth dayga saaxiibkeed ay usido markaaseey inta layaaabtay ninka cagaarka cowska camal udaaqaya ayay tiri af ingariis ku tiri war ninyahoow cagaarka cunayoow uwaxeeyga hayga cunin {dont eat my flower}
nabaab

Europe

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#83
Nov 20, 2012
 
maxaa kusheeko shactaro badan aqiyaartaan
Wasaye

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#85
Nov 27, 2012
 
Sacdiyo an ku waso
WaryaaGuy

Oslo, Norway

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#87
Nov 27, 2012
 
Typo
Waxyar ka dabadeed = waxyar dabadeed.
Nimankii Maraykanka u tegey buy ku yidhi.....
Haboon

UK

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#88
Nov 27, 2012
 
Please someone transelate this for me.

I only got the jist of it :(

and i know this is so hilarious :'(

http://www.youtube.com/watch...
WaryaaGuy

Oslo, Norway

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#89
Nov 27, 2012
 
Bull shit! I hate these Tablets by changing Somali into English by guessing.
U tegey buy ku yidhi= u tegey buu ku yidhi.
ali

Salo, Finland

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#90
Dec 1, 2012
 
Maalin baa oday dawarsanayaa soo garaacay guri. Kadib ayuu waydiistay in ay wax lacag ah ku sadaqadaystaan, ma hayno ayey islaantii reerku ku tidhi. Wax kale ma haysiin buu yidhi, may bay ku tidhi, wax raashin ah, sidoo kale may baa lagu yidhi. Intuu cabaar aamusay ayuu islaantii ku yidhi, hadaa odaygii reerku ma joogaa, haa ayey ku tidhi walibana waxey u sii raacisay maxaad ka rabtaa? dee waanu is raaci lahayn oo waanu soo wada tuugsan lahayn ayuu odaygii yidhi, dee ileyn waydinkanoo waxba ima dhaantaane.
jab dhurwaa

Kampala, Uganda

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#91
Dec 24, 2012
 
waa sheeko ka dhacday garawe xiligiii 2009 illa 2013 madaxwaynihii abid ugu wacnaa baa soo maray

Tell me when this thread is updated: (Registration is not required)

Add to my Tracker Send me an email

Showing posts 61 - 80 of147
|
Go to last page| Jump to page:
Type in your comments below
Name
(appears on your post)
Comments
Characters left: 4000

Please note by clicking on "Post Comment" you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

106 Users are viewing the Somalia Forum right now

Search the Somalia Forum:
Topic Updated Last By Comments
according to the cia demographic study there ar... 43 min jamac 5
Somalis complain about South Africa (Jun '13) 46 min Fred 44
Young Somali Girls Used as PROSTITUTES in KENYA!!! (Feb '12) 49 min Somalis are black ennigaz 35
New trend Somali men marrying Indian Muslim women (Aug '12) 1 hr Somalis are black ennigaz 139
gus wayne gabadhii rabta halkanaa laga helaa (Jun '09) 3 hr daacad 4,231
Somalia Bantu problem (Feb '13) 3 hr Muqdisho Post 292
We're not superior complex!! 5 hr Somalis are black ennigaz 4
futada iyo siilka keba macaan (May '11) 13 hr Boodhari 1,519
•••
•••
•••
•••