qabiilke ugu badan qabaa'ilka somalida ma hawiye, daarood,isaaq,raxanweyn?

Posted in the Somalia Forum

Comments (Page 3)

Showing posts 41 - 60 of213
|
Go to last page| Jump to page:
gym

Kenya

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#43
Dec 8, 2012
 
XarbiSADE Marexaan wrote:
ogaden iyo hawiye ya badan horta?
lol, i think Ogaden is more than Hawiye
gym

Kenya

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#44
Dec 8, 2012
 
Darood ayaa ugu badan qabiilada somalia, Ogaden oo laf kamid ah Darood aya waxay ka badan tahay Isaaq oo dhan, Marexan oo asna ah laf kamid ah Darood waxuu ugu qiimo badan yahay Qabiilada iyo laf kasta oo somalia, waana gesiyaal tarikhda galay. Dhulbahante oo ah laf kamid ah waa dad nabada jecel, Majerteen waa tajiriiin lacag hesto, Lelkase waa dadka ugu adaabta badan

Marka maxay qabiilada kale ee somalida sida Hawiye oo dhiiga dadka xalalaystay iyo Isaaq oo somalida dhan ka goystay oo noqday femil itobiya ah maxay kufanan ishega

raxan weyna aqli malahan, Luuqada ayku hadlan anbo jeclen
dirir

Europe

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#45
Dec 11, 2012
 
asc sxbyaal waa la ogyahay cida ugu badan somali lkn waa qabiil aan wax shaki ah ku jirin tiradiisa iskuna kalsoon inaan cidna tiro kula tartami karin waana beesha dir oo gobal kasta oo somaliya ka mid ah qaarna gaar u leh qaarna dagmooyin iyo dhul daaqsin ku leh hadii aan ku horeeyo labada gobal ee somaliya ugu dadka badan oo ah shabeelaha hoose iyo waqooyi galbeed waxaa daga dir teeda kale wadanka jibuuti qabiil aan dir aheyn oo somali ah ma dago waxaa kale oo aan idiin sheegayaa beesha digil in dir yihiin badankooda in kastoo dhaqan iyo luuqad gaara leeyihiin lkn markii asalkooda la raaco waa dir tusaale beesha jiido iyo tunni waa cali madaxweyne dir halka beesha garre gaar ahaan quraanka uu yahay maxamed xiniftire mahe dir sidoo kale dabaraha ayaa qaybta dir madowga ay dir ka soo jeedaa sida magaca ku cad hadii aan uleexdo absamaha jubooyinka iyo kala badh waa wardeey cali madaxweyne dir halka kan itooboya gaar ahaan cowlyahan iyo reer warfaa kala badh uu gaadsan iyo madaluug yahay , bahgarina ay kala badh tahay fiqi maxamad ,madaluug iyo gaadsan ,maalinguurka uu u badanyahay Obo cali, halka makaahiilkana ay beesha layiile ku jirto, reer ugaasnuurna uu madigaan iyo obo cali ka buuxdo hadii aan u soo laabto waxaan odhan karaa beesha hawiye waxay ka sii darantahay beesha daarood oo dad ku jira tiradooda ilaahey uun sheegi karo waayo beelo waaween oo aan hawiye aheen ayey hawiye ka dhigeen sida xawaadle, gaaljecel, oo samaale ku abtirsada iyo sheekhaal oo isir gaar u taagan ahaa ayaa maanta hawiye ah . gabagabadii waxaan oo cadeyn ah waxay muujinayan in beesha dir mooyaane int kale isbahaysi yihiin sidaa daraadeed uuna wax shaki ah ku in beesha dir yahay qabiilka ugu badan
gar-adag

Nairobi, Kenya

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#47
Dec 25, 2012
 
waxaa ugu badan sdomalia dir markan runta laga hadlo waayo waxuu kakooban yahay qabiilo badan oo goonidooda utaagan waxaa ku xiga hawiye lanbar sadex daarood
gar-adag

Nairobi, Kenya

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#48
Dec 25, 2012
 
taarikhda somaliyee waygaranayaan inaan layku kahdi karin maanta in layiraahdo yaa ugu badan somalia waa feker khaldan waayo waa wax cad qabiilka somali ugu badan maxaa layska aydiinayaaba waa DIR QABIILKA SOMALI UGUBADAN marka xaqiiqda laga hadlaayo hadii somalida kale oo dhan laysku daro magaadhayaan dir keliya waayo wuxuu kabadan yahay sadex laab somalida kale markad dadka iyo dhulka uu dego dir aad fiiriso wuxuu dagaa jabuuti somalilan %85 gobolada dhexe %60 konfurta %40 itobia %40 intaan kategayna waad ku dari kartaan laakiin wax laysku qabtomaaha maanta su aashaasi
gar-adag

Nairobi, Kenya

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#49
Dec 25, 2012
 
siilkan hiiyadiin baa darood ugu badan yahay waar miyaad dhimantihiin waxaa ugu badan dir oo aan garcna waydiinayn bal eega siday dhiiga noogu kicinayaan garcdaasi
SOMALI 4 LIFE

Gallarate, Italy

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#50
Dec 25, 2012
 
Jareer
Mahamed deeq

Ashburn, VA

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#51
Jan 9, 2013
 
War heedhe hawiye iyo ogaden maxad iskula barbar dhigeysan ceyr ayuba ku tira ahene ogadene xageed ula aadeysan hawiye ceyr oo kala firdhaday oo firdhadkodii qaar galen marexaan iyo meel jini la barbardhiga hawiye waa qabaail weyne
Samaale

Djibouti

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#52
Jan 10, 2013
 
Saaxiibayaal aniga waxay ila tahay inay beelaha gabooye ama beelaha la yaso ee soomaaliyeed ugu badan yihiin marka meel laysugu keeno, hadii laga tegi waayana waxaa ku xiga Beelaha isaaq ee dowladii afka wayneyd ee siyaad bare burburisay ee waxaas dhacaya ee somali is dishay loo sibin saaro
muxudin

Morden, UK

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#53
Jan 14, 2013
 
raxaweyn ayaa ugu badaan
Moktar geri

Djibouti

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#54
Jan 18, 2013
 
Waa darood qabilka ugu tirada badaan somali hadalina dir oow
OGAADEEN BOY

Australia

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#55
Jan 18, 2013
 
beesha OGAADEEN ayaa ugu badan Soomaalida.
- 4 million in Ogaden region.
- 1.3 million in Jubbaland
- 900,000 in NFD

Since: Jan 13

Location hidden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#56
Jan 18, 2013
 
Hawiye is bigger and stronger than darood, isaaq.
Labadood anagaa wasno.

Since: Dec 12

Location hidden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#57
Jan 18, 2013
 
isaaq is the majority in Somaliland :D
Moha

Johannesburg, South Africa

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#58
Jan 28, 2013
 
Horta ma is weeydiiseen daarood ma soomaalibaa mise waa dadkale aniga daarood somali uma aqaano waa dad aan ku aftirsan somali hadii aad meesha keentaan daarood, oromana maxaaa u diiday by the way anaa waso ogaadeen mida kale maxamed cabdule xasan waxuu caan ku ahaa calaqa la cabo ee ama sida uu ugu yeerijiray isaga wehiso, gunaanadka hadalka cidii ku afrisata samaale yaa soomali ah sida irir samaale laakiin meesha daarood samaale ka soo galo ii sheeg naag somali ah yaa dhashay that is it
yamani

Mogadishu, Somalia

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#59
Feb 6, 2013
 
hawiye in la habaaro maha qabiil waln\bane wuxuu lee yahay caaqiliin iyo caamaba . mar hawiyana waa dad ka kaliya oo aan wili dhihin waxaa nahay dowlad kamadax banan somalia qabilada kale dowlado calaman u gaar ah ayee samees teen run ahaan tii aniga waxaan dhihi lahaa hawiye waa qabil ka kaliya oo muwaa din ninmo kujir to mat\r kii rubn aahaan loo had layo waa dad mar waliba lajaan qaado daree nada ka jit\ra soomalia fahmi karana wax walbo wadan ka laga damac san yahay iyo cadow giisa ba lkn somali waxay kumaah maahdaa (( bada hal malaay ayaa qur miya )) mar ke hawiye hal cid ayaa qur misay oo lagu caa yaa waaa (((( abgaal))) ilhaane waxaan kabar yaa somali in ilaahey isku soo jeediyo.insha`allaah
Hanad

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#60
Feb 16, 2013
 
Hawiye aya ugu badan wayo koofurta iyo bartamaha waxa daga hawiye

Since: Aug 12

Europe

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#61
Feb 16, 2013
 
XarbiSADE Marexaan wrote:
ogaden iyo hawiye ya badan horta?
runtii oo cad weeye,hawiye ogaden baa kabadan,darood kale intaan lagaadhin
osman

Djibouti

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#62
Feb 26, 2013
 
anigu waxaan aaminsanahy ina uu isaaq ugu
badan yahay qabailka soomalid a waayo waxaa uu dagaa
ilaa ethiopia
Walaalo

UK

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#63
Feb 26, 2013
 
You are mainly isaaq people on these website so it is not fair on other tribes. You want to know. Go and see for yourself what each tribe does and then you answer is there

Tell me when this thread is updated: (Registration is not required)

Add to my Tracker Send me an email

Showing posts 41 - 60 of213
|
Go to last page| Jump to page:
Type in your comments below
Name
(appears on your post)
Comments
Characters left: 4000

Please note by clicking on "Post Comment" you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

55 Users are viewing the Somalia Forum right now

Search the Somalia Forum:
Topic Updated Last By Comments
Somali delegation completes course on election ... 25 min Sheikh Voodoo 1
For Somali sisters on topix 28 min Sheikh Voodoo 5
Pope Francis Asks Forgiveness of Sex Abuse Victims 33 min Sheikh Voodoo 2
Somali people are NOT black 46 min Gorilla lips on whites 84
Best Dirac Shop in Dubai? (Sep '13) 54 min Mohamed 16
Ramadan Stories 1 hr Sheikh Voodoo 9
i would rather marry a paki than a white women 1 hr Sheikh Voodoo 6
•••
•••
Enter and win $5000
•••
•••