Somali and Oromo are same people

Posted in the Somalia Forum

First Prev
of 3
Next Last
Soomaal

Finland

#1 Aug 16, 2012
Oromoda dagta bariga Ethiopia iyo Somalida guud ahaan waxaa ka dhaxeeya xidhiidh adag, oo ku salaysan dhaqan, izir iyo diiin. Gabi ahaana Oromadu waxay aad ugu kalsoon yihiin Somalida marka la bar bar dhigo xashida. Laakin nasiib daro in badan oo Somali ah ma fahan sana. let me ask you how do you feel oromo? first look this vedio.


I personally feel very comfortable around them and I have this sense that we SOMALI share with them more.

please, if you have bad feeling hide it and don't write it down si aadan u dhaawicin akhriya yaasha oramada
Soomaal

Finland

#2 Aug 16, 2012
Look at this, Somali should change their attitude towward the great Oromo please. dadka kaliya ee ay weheshadaan ayaan nahay.

http://www.youtube.com/watch...
waqooyi

Djibouti

#3 Aug 16, 2012
Runtii anigu somalida iyo oromada waxaan qabaa inay yihiin dad isku mida.
Waa ilmaadeer.waa umada aynu isugu dhawnahay aduunka oo idil.
S0mali

San Francisco, CA

#4 Aug 16, 2012
Soomaal wrote:
Look at this, Somali should change their attitude towward the great Oromo please. dadka kaliya ee ay weheshadaan ayaan nahay.
http://www.youtube.com/watch...
Oromadu waxaa la oran karaa waa Soomaali dhuntay and vise versa. Waxaa taasna xaqiijinaya dhinaca isu ekaanshaha Dubka, dabciga iyo luuqadda. Marka aan leehay Luuqada, waxaan ula jeeddaa in Soomaaliga iyo Oromoda afafkoodu uu aad isu shabaho, hadday ayaan lahayd xagga ereyada iyo dhawaaqoodaba. Taasuna waxay muujinaysaa isu dhawaanshaha guud ahaaneed ee ka dhaxayn kara dadka Bulsho weynta Soomaaliyeed iyo tan Oromoda. Waxaa kale oo iyana jira in dadka Oromada ahi yihiin dar Muslimiin ah [Badankood].

Hase ahaatee, nasiib darada jirta ayaa waxa ay tahay in Soomaalida iyo Oromoda layska horkeenay oo laga dhigay dad ay ka dhaxayso Colaad soo jireen ah; taasi oo salka inta badan ku haysa dhulalka iyo deegaanada ay Soomaalidu ama Oromodu degto. Waxana taas ka shaqeeyey dad labada Qoomiyadoodba cadow ku ah oo rabitaankoodu ahaa inay ka dhex faa'ideystaan dadkaan si ahaan isugu dhaw colaadooda iyo isxuuqooda. Waana mida haatan taagan.

Oromo badani Soomaalida waa neceb yihiin sidoo kale Soomaaliduna waa la mid -waana nacayb asal ahaan aan raad lahayn balse ku yimid hindise shisheeye iyo cadow doonistiisu ahayd hanti-boobka labadan qoomiyadood. Fiicnaan lahaydaa haddii xaalku sida uu haatan yahay si ka badallan uu ahaan lahaa sababtoo ah waxaa imaan lahaa isu soo dhawaansho; wada shaqayn, iyo iskaashi cududeed.
Ali

Dallas, TX

#5 Aug 16, 2012
Why now help then?

Oromo also known as Somali aboowe " brother of Somali" Had a long war against Ethiopian Regime who is a Supper power supported both USA and Israel.

This Kenyan journalist went Inside Southern Ethiopia the heart of Oromo Territory
&fe ature=relmfu

This fighters had the longest war against a Supper powers who they can not win.
Hakim

Ethiopia

#6 Aug 16, 2012
Ali wrote:
Why now help then?
Oromo also known as Somali aboowe " brother of Somali" Had a long war against Ethiopian Regime who is a Supper power supported both USA and Israel.
This Kenyan journalist went Inside Southern Ethiopia the heart of Oromo Territory http://www.youtube.com/watch?v =s3Td7fOoSkkXX&feature=rel mfu
This fighters had the longest war against a Supper powers who they can not win.
Don't you discuss historical,cultural and linguistical relations away from nonsenese politics?

Since: Aug 12

Location hidden

#7 Aug 16, 2012
Soomaali ahaan Orommada qolo nooga sokaysa dunida ma jirto. Orommo iyo Soomaali waa xidid iyo xigaal. Orommada barkii waa Muslim, bar na waa Kiristaan. Aniga se waxay ila tahay walaalkaa oo diin kale haysta waa un walaalkaa, diin na muhiim uma arko.

Labadaas walaal waxaa kala dhex galay laba diimood oo aysan ab iyo isir u lahayn oo ka kala yimid Bariga Dhexe iyo Yurub. Afrika oo dhan na waa sidaas oo inta loo yimid baa la kala qoqobay oo la kala jeedshay, Afrika dhammaan na ku negaan tahay wixii lagu dhuray.

Aragti ahaan Orommo Kiristaan ah baa iiga dhaw Carab Islaam ah. Sida Carab Kiristaan ah iyo Carab Muslim ah isaga xigaan Muslim aan Carab ahayn. Waa na sidaas dunidu guud ahaan oo waxaan fahamsanayn keliya Soomaalida iyo Orommada qaarkeed.

“turn back the hands of time”

Since: Apr 10

Location hidden

#8 Aug 16, 2012
@ Soomaal, Oromo sidii soomalidoo kale dhaqankoodi katagay oo carab noqday baad meesha noo soo galisay..lol. But I obviously agree with you, Oromo waa waalalahayaga.

“SNEAKING INTO SOCIAL NETWORKS ”

Since: Dec 11

internet wall of fame

#9 Aug 16, 2012
LOL U BACK? ANYWAY WHY U GUYS OBSESSED WITH OROMOS ? SOMETIMES U PEOPLE CALL THEM MONKEYS `SLAVES OTHER TIMES CONSIDER THEM AS BROTHERS WTF NO SENSE AT ALL
SOMALIS ARE THE WEAKEST LINK IN HORN OF AFRICA

“turn back the hands of time”

Since: Apr 10

Location hidden

#10 Aug 16, 2012
Abyssinia Warrior wrote:
LOL U BACK? ANYWAY WHY U GUYS OBSESSED WITH OROMOS ? SOMETIMES U PEOPLE CALL THEM MONKEYS `SLAVES OTHER TIMES CONSIDER THEM AS BROTHERS WTF NO SENSE AT ALL
SOMALIS ARE THE WEAKEST LINK IN HORN OF AFRICA
Hi FaraxZeroIncome, I thought you retired this Abyssinia Warrior nick along with Shakeyour 4 me et al? LOL, guess not.
Soomaal

Finland

#11 Aug 16, 2012
Abyssinia Warrior wrote:
LOL U BACK? ANYWAY WHY U GUYS OBSESSED WITH OROMOS ? SOMETIMES U PEOPLE CALL THEM MONKEYS `SLAVES OTHER TIMES CONSIDER THEM AS BROTHERS WTF NO SENSE AT ALL
SOMALIS ARE THE WEAKEST LINK IN HON OF AFRICA
When justice and equality has done in Ethiopian and every ethnic get their equal share or secede your surname abyssinia warrior will be a histroy that anyone will respcet as an Africn Empore but as the situation is how it is now you should better now that Oromos are so allergetic to his word ( Abyssinia)

By the way, Somali donĘt call Oromos M... but they consider as their brother and from the old day up to now they respect them.

“SNEAKING INTO SOCIAL NETWORKS ”

Since: Dec 11

internet wall of fame

#13 Aug 16, 2012
INSEARCH_OF wrote:
<quoted text>
Hi FaraxZeroIncome, I thought you retired this Abyssinia Warrior nick along with Shakeyour 4 me et al? LOL, guess not.
HELLO MEAN WOMAN
jamac
#14 Aug 17, 2012
what people dont realize is oromo are not ethnic there are oromos who are somali but live in oromia and speak oromo....oromo is geographical and lingual people like arabs are .

“SOMALILAND LOVE”

Since: May 10

Location hidden

#15 Aug 17, 2012
INSEARCH_OF wrote:
@ Soomaal, Oromo sidii soomalidoo kale dhaqankoodi katagay oo carab noqday baad meesha noo soo galisay..lol. But I obviously agree with you, Oromo waa waalalahayaga.
What do you walaalaheyga, you yourself are Oromo.
oromo guy

Killeen, TX

#16 Aug 18, 2012
We are son of ham.same blood
Ala Man

Seattle, WA

#17 Aug 22, 2012
Oromo is son of Raamah who is son Kush.
Oromo is Rhammanitae people. Sheba is son of Oromo.
Horus

Netherlands

#19 Aug 22, 2012
If the somali and the oromo are the same people , then why dont the somali defend the orma oromos against the cannibalistic mass murdering bantus who are committing ethnic cleansing against the oromos in Kenya ?

http://www.standardmedia.co.ke/...
Ala Man

Redmond, WA

#20 Aug 23, 2012
every orma person look like bantu for real
Al-abbasi

Hyderabad, India

#21 Aug 23, 2012
people Should stop claiming all somali are one ethnic,, somali is not one ethenic group , they are different ethenic groups ,,
Faraax2012

New York, NY

#22 Aug 23, 2012
Oromo Somali unity post Melez

Tell me when this thread is updated:

Subscribe Now Add to my Tracker
First Prev
of 3
Next Last

Add your comments below

Characters left: 4000

Please note by submitting this form you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

Somalia Discussions

Title Updated Last By Comments
Help me I might commit fornication 2 hr Slave of Allah 6
Qolka garoobka logu raxeyo bashal (Aug '13) 3 hr gus buur 87
I Lied, Somalis Have Better Values & Morals Tha... 6 hr true 6
dhuqmada siilka iyo mida guska tee macaan sidee... (Mar '11) 14 hr abdullah 1,253
french montana is somali? (Feb '12) 15 hr Datruth 24
Somalia should partner with Israel (Jul '10) 17 hr Sheikh Voodd 11
Bantu people are now leaving Somalia!!!! (Mar '13) 20 hr Somali Bantus are... 1,058
futada iyo siilka keba macaan (May '11) 21 hr xxx 1,775
gus wayne gabadhii rabta halkanaa laga helaa (Jun '09) Nov 24 MrDoggyStyl 4,455

Somalia People Search

Addresses and phone numbers for FREE