Comments
101 - 120 of 227 Comments Last updated Saturday Jul 26
Guled maxamud guuleed

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#109
Aug 4, 2012
 
Wlh abwaninta way fara badantahay lkn wali ma arak gerar i qanciyay kkkkkk
ayuub ahmed

Austria

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#110
Aug 5, 2012
 
qacdii hore aragaa
qalbigaa igil gishoo
wadnahaa i qaacay
qamuun yadaa jacaylkaa
isoo qaabishay anigoo
anaan hadalka qaldayn
qaalidii hablahaay
qureeshtii haweenkaay
gabdhaha kacay mida ugu qurxoon
qaadirkay kuu dhameeyay quruxda
qofkii qoys kula wadaaga
quudna kula cuna
qalbigana kuu dhaweeya
qadarin iyo qaayo
qaaliyay jacaylkan
qaansadiisu adagtahay
qabow iila qabo
qaalidii haweenkaay
qiyaano kuuma quree
ila qabo jacaylka
Axmed shire

Ethiopia

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#111
Aug 6, 2012
 
Qalanjadii hablaha iyo qorax soo baxda tahay dumar qiimahediyo qurooshtoodibad tahay qaalidi haweenkay dareenkayga qaadaye
quruxdadu gacalooy way iqiira galisayeey
in aan isla qorshayna caashaqa qiyasno waayaha khayr iyo khasaaro waxa uu qaadir nooqoray aan qaadanaa qaaliyey maku qanacsantahy..........

“Safar Dheer iyo”

Since: Jan 11

Sahay Gaaban

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#112
Aug 9, 2012
 
Hadda iyo Geeraar Cajiib ah...

KIINIYAA IS DAGAASHAY (Geeraar)

Maansadan waxa tiriyeye Maxamed Xirsi Guuleed. Waxay soo baxday 31-01-2008 Waxay ku saabsantahay xaaladda siyaasadeed ee dalka Kenya ee cakirantay iyo saadaasha mustaqbalka ee Soomaalida u fiicnaan lahayd. Wuxu Yidhi:

Kiiniyaa is dagaashay
Doorashay isku maagtay
Kun daday iska laysay
Sidii daad isu jiidhe
Daasaskii iska boobe
Qaxu gaadh deriskooda
Dalxiiskii imanaayey
Haddeer sooma dagaan
Kuwii sii degenaana
Degdeg uuga hayaame

Duqaydii u sarraysay
Dibnahay cunayaanoo
Isma daymo bogtaan
Inkastoo ergo door ah
Looga soo diray meelo
Way is diidan yihiin
Weli doodu jiq weeye

Taasi waa war duleede
Dad dhibaato haleeshay
Inkastoon lagu diirsan
Xigmad duuga ayaa leh
Duul musiibo ku hoortay
Dar kalaa ka macaasha
Waxan uuga danleeyey
Dulmigay madaxdoodu
Ka galeen dariskooda
Haddii uu dildillaacay
Darajaale ilaahoow
Dab hulaaqay ka yeel

Shirqoolkay dajiyeen
Duullaankay lallabeen
Dagaalkay holliyeen
Sidii duunyo xaraasha
Dadkay dhofinayeenee
Ka dajeen dhul axmaaro
Waxaas uuga dambeeyey
Sow digniin culus maaha?
DaaŽinow mahadaalow
Dagaalkaa kacay maanta
Dabadheere ka yeeley

Darajaale ilaahoow
Annagoo isku diin ah
Annagoo isku diir ah
Annagoo isku dood ah
Annagoo isku dookh ah
Ayey dawlad hagaagta
Dacar noo mariyeen
Isku duubniyo xoogna
Dembay nooga dhigeene
Iyagaa kala diinoo
Iyagaa kala diiroo
Iyagaa kala dookhee
Dallna maaha waxaasiye
Dadkan laysku qasbaayo
Jabbaaroow kala daadi

Ilaahow darajaaloow
Janankii derdernaa iyo
Kornaylkii dad xasuuqe
Dar la jaada u yeeloo
Ergadii u dadaashaba
Diidnay uun kaga keen

Darajaale ilaahoow
Waxa ay is dilaanba
Marka ay isku daasho
Dan alloow na bidaanoo
Ergo soo dalbadaano
Degdeg noogu yimaadda
Farriin loogu diraayo
Doolow meel la yidhaa
Darmo loogu goglaayo
Digniina looga dhigaa:
Isk reeba nindoorka
Dila kii wax yaqaanna
Dafa kii hanti haysta
Intiina uugu damiir xun
Haddana uugu daciifsan
Haysa soo dabayaacdo
Degdeg noogu yimaadda
Dabadeed madashaasi
Dooda loogu naqaayo
Dawlad loogu dhisaayo
Doolow loo bixiyaa
Distoorna loogu qoraayo
Doolow loo bixiyaa

Darajaalle ilaahoow
Marka ay degi waydo
Askar ay dalbadaanoo
Gurmad aan u dirnaayo
Dabka aan ka dhignaayo
Dood kaleeto furnaayoo
Xalka uugu dambeeya
Dulucdiisu ahaato:

Kukuyooy dalka qayb
Dacalkaa idiinkaa lehe
Dawladdiina samaysta
Luwiyeey dalka qayb
Dacalkaa idiinka lehe
Dawladdiina samaysta
Masaayeey dalka qayb
Dacalkaa idinkaa lehe
Dawladdiina samaysta
Kalanjineey dalka qayb
Dacalkaa idinkaa lehe
Dawladdiina samaysta
Kambayeey dalka qayb
Dacalkaa idinkaa lehe
Dawladdiina samaysta
Kisiiyey dalka qayb
Dacalkaa idinkaa lehe
Dawladdiina samaysta
Meeruyey dalka qayb
Dacalkaa idinkaa lehe
Dawladdiina samaysta
Soomaalaay dalka qayb
Dacalkaa idiinka lehe
Iska raaca dadkiina

Saacaddaa dabadeed
Haddii aad is dishaan
Annagaydin difaaci
Haddii laydinku duulo
Annagaydin difaaci
Deeradiyo ugaadhiyo
Dugaagaa wax cunaayiyo
Duurjoogtaad xannibteenee
Dalxiiska loogu yimaadana
Waysku sii dilaysaane
Annagaa dabbarayna
Daynna waydunku leennay

Digaashaa yaa afrikaan
Dawladna maydun ahayne
Ninkastaa ha danaysto
mohamed zakariye

Djibouti

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#113
Aug 9, 2012
 
is can be some one can be feel every thing nice your wisdom on the love
lajeclow cali

Pretoria, South Africa

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#114
Aug 10, 2012
 
hada aad qof wax jacel
muxuu noqnkara qofkale ee ku jacel
maxa ku garankartaah hadi
uu ku jacel yahay hada
Ugas

Europe

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#115
Aug 12, 2012
 
Salan sare asxabta qasatan amwanada wan salamay

“Safar Dheer iyo”

Since: Jan 11

Sahay Gaaban

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#116
Aug 12, 2012
 
Waxa jira wax kuu daran
Haddana kula wanaagsane
Afka hadalka weynbaan
Inanyahay wadaayoo
Kaa weecan maayee
Jacayl bay wareershee
Wakhti samadu furan tahay
Anigoo war moogge ah
Hay qabanin waayaha

Adduun waayo badanaa
Waagii baryaayiyo
Qoraxdii wareegtaba
Waa waxyeelo joogtee
Jacaylkaan I waaliyo
Walbahaarkan igu yimid
Waa aragtidaadee
Iiga hiili waayaha
Inta aan wad inagu iman
Aan isweheshanee
Sakandar de destiny bouy

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#118
Aug 14, 2012
 
Samir maloxo caashaqa
Sakandar de destiny bouy

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#119
Aug 14, 2012
 
Samir maloho caashaqa sirqarsi iyo hishood sasabaad mayeelo mayaqaana sariigtaba,sidaas wahan uleeyahay jeceelkan isaaqay saameye nafteyda sidu ihaleeley wankasehan waaye,qalbigana saacad walbo adiga dah surano sariirtaan katosaba niyadaan kaasalamaa,subax wanaagsan luliyey sidhe tahay iraxdaa,ee caashaqan cedceeda iga qariye wah igalaqabo wakusidheeee macaaney by sakandarabdull@yahoo.com
Ahmed Hassan

Djibouti

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#120
Aug 15, 2012
 
kol haddii mar geeraarro iyo gabay la daardaaray
anigaa geddiisiyo aqaan gobo'da maanseede
Gawsa weyne aarkuba hadduu tuludda geylaansho
uu kaga gigsiiyoo mar qudha gudub u tuuryeeyo.
ilaa uu ka giigoo oo hilbaha gees isaga leexsho.
uu geydha reebiyo mar qudha gaajo wixii haysay
Gujuufaa dhurwaa ah iyo dacaw uma gelaayaane.
Aniguna geddaasaan ahoo gabay haddaan maago
sidaan ahay gugude soo curtaan geydh u soo kicin...
hoyalaayay hoyaley hooyalay hooye.
Cali

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#121
Aug 16, 2012
 
Cali
Saabir yare

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#122
Aug 23, 2012
 
Asc,aqyarta qimahaleh ee,isugu timid,dadihinta jclka,mahad sanidiin,dhmantin,waxankalon,h dl ujidinaya kuwa angaraneyn jclka qimahisa,waxana leyahay} qafilinta jclkow qiyaas udhagesta hdlkeyga idinko qashucsan,} jcl waa cudurqarsono wadoqadaneyn dhaqatirto kaqosten intu qasqasiyo qarintu katuray qiyaasloma helikaro ana qiray kalgacelke hadii leygu qufulay qamunyada jcl ee,anqatarugu suganahay,qafiliinta jclkow qaraxban udaba dhigay
Abaha dareenka

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#123
Aug 23, 2012
 
Mxan qora wax walbo idinka qortene horta
a s c
mel marki lagu kulmo slnta laysku bobsiya mar ka xigta xalkina kwarama
mar sedaxad martiyan ahay mar 4ad micnaha iyo ujedka ima dhicin mar 5d afaro jcyl an arka mar lexad means wano an idin wada micnaha iyo ujedkiyo murtida hadalka an idin kobe kukalsonow qofkad jeceshahy k.k.k.k hadi wax jeclaneysid ani cml wax jclow hadi lagu jclanayo gawadho an jclahay cml halagu jclado
k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k
wlcme aqayarta thnxs 2allah
deeqow44@live.com
abaha-dareenka@nimbuz
farhan kashka

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#124
Aug 24, 2012
 
waa jira wuuna jira hadana wa jira dunidu waxey ku dhisan jeceyl Ebahey uu na siiyay xita dugaag.
cabdifataax

Djibouti

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#125
Aug 26, 2012
 
waa geraaro aad iyo aad uwanaagsan loona riyaaqay
Nathirkey Kena

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#126
Aug 31, 2012
 
Gr8t nd wonderful
Saabir yare

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#127
Aug 31, 2012
 
Safka, mahad sanid walal
Saabir yare

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#128
Aug 31, 2012
 
Safka, mahdsanid walal
Axmedcarab79

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#129
Sep 3, 2012
 
madees maha cashaqa mar hadii aad lakulanto mujadisa aad gasho murug iyo ciilbaad maciin aad unoqotaa maxabada galkacalka murug kugu horseday marka ibugsii mcny adaa kuu bukaa nafta 143 jwb |love you by nafta k.k.k

Tell me when this thread is updated: (Registration is not required)

Add to my Tracker Send me an email

Add your comments below

Characters left: 4000

Please note by submitting this form you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

•••