geeraar jaceyl ah

Posted in the Somalia Forum

Comments (Page 11)

Showing posts 201 - 220 of222
|
Go to last page| Jump to page:
Abdi yare

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#218
May 27, 2013
 
Qalanjade hablaha qurux lo hebeye qaradaha adunkiyo qarniga an jogno ti lo qoray amanta waxan kugu qayaso masna an kula qer dhego qalanjoy man arag qolkada macanba qarax igu sameye qalbigayga jexay
Nimco

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#219
May 27, 2013
 
Abdi yare wad ka baxsatay wlhi
Ciiltire

Ashburn, VA

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#220
May 28, 2013
 
Yap ilike it. Our cultural identity deeply impeds love poems we superb somalis. Ciiltire Habaswein
Haykal yare

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#221
Jun 5, 2013
 
Calaf waa waa halkiisii caashaqan iskeenbaray ha,isucarinin anigee
Haykal yare

United States

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#222
Jun 5, 2013
 
Qalbigiii kuraacaa raysan waayay awgaa niyad sami udhawr nawaaleey macaan
Hafsa

Kenya

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#223
Jun 29, 2013
 
Aqyarey ma idinku sobirikara
deeqow dalnurshe

Saudi Arabia

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#224
Jul 25, 2013
 
qalbi ku hilobow
habeen kaga soo go,ay
inaad hoosho mooye
uma hagar baxaysidee
hadii aan horjoogiyo
quruxdiyo hanan kuba
cakuyee soo hodin
xoqdoo xoqdoo
canshaq leeyahay
iiga hiilan waydee
dooqaygu ka helay
ka har buu i leeyahay
hanaqadka ruux jecel
marku hagrada waqtigu
marbad hoodiyo nasiib
ku hesha sedkagiye
rajo kuma hungoobine
naftaydaay hobsiimo hindis lahow samir
Muna noor

Ashburn, VA

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#225
Aug 6, 2013
 
Jaceylka hoyadeyso waa naxiib abaheyso waa calaf

“Safar Dheer iyo”

Since: Jan 11

Sahay Gaaban

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#226
Aug 8, 2013
 
Muna noor wrote:
Jaceylka hoyadeyso waa naxiib abaheyso waa calaf
Jacayl hee? Hooyadiis waa Nasiib; Aabbihiina waa Calaf. Ma sidaas baa tiri?

Oo laakiin aan ku weydiiyee (haddii aad meelahaan ka dhawadahay) muxuu yahay farqiga u dhexeeya NASIIB iyo CALAF? Si kale haddii hadalka aan u dhigo miyaanay labadaas erey isku MICNO ahayn? Ama aanays si uun isugu dhaweyn?
Shankaroon mohamed

Ashburn, VA

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#227
Aug 9, 2013
 
Masha allah wilasha somaliyed wa wada abwanin wan ladhacay geraaradiina wana salamantihin inti wax jecel alaha usahlo jaceylkooda
hassan - i love u sundus

Ashburn, VA

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#228
Aug 11, 2013
 
Jamaal badaneey dhaartaan kujamtoo kula raacey isha jaceyl iyo jinni waxan lakaseynin baan lajahwareerey jab baa isoo gaarey oo i jamuumey jaceylkan ku jeclaadey jeerna kaweyn ee majeceshahay in aan isla jaankaadno jisma quruxey....?
Those are my own words wixi qalad ah wad iga fahansiin kartaan
maan cade

Cairo, Egypt

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#229
Aug 21, 2013
 
waa laguu geeraarayaa ee iska geeraar maahane halgu arko cml ixnaa fii balad waaxid rumaysa
Hanad

UK

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#230
Aug 24, 2013
 




Jaceylku waa wax jira....horta bal ana ila ega tixdan yar

Haadka sammada uuliyo

hanashada kalgacalka

ka heegi maayo

ma hurdo habeenkii

ma harsado dharaartii

maqashiye ma heysaa macaaney

hadal kuu dhammeeyey

kuu daadshay miraha

maxaa aan kuu qabtaa maanta

garabkaaga ayaan taaganahay

cimrigeyga inta ka dhiman waan ku sugayaaaa!!!
mohamed jama ibrahim

Sweden

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#231
Sep 4, 2013
 
gabeygaan aad iyo aad ayaan ula dhacy wxaana fahmi karo qof jcl yaqaan
badal

UK

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#234
Nov 4, 2013
 
hadan u jeedo jeliyaa jerey oo jimco jiid ka muqdo hadan u jeedo jeliya onoo jebka buxsaday oo jilibka labay jecliyaaaa kkkkk
bashash

Guangdong, China

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#235
Nov 10, 2013
 
masha allah waxba kadhcy aniga jcylbaa ihaya yaa iga dawenaya
bashash

Guangdong, China

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#236
Nov 10, 2013
 
wall xafso wad kuso biri karta aniga aya si gaar ahan kuso dhawaynaya oky qali tafadal
Xamdi xarago

Europe

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#237
Nov 24, 2013
 
Abaa meshan geeraar aa kadhacooyo masha allah jacburkiinu wuu marooyaa lol.
Sergio

Cheyenne, WY

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#238
Dec 24, 2013
 
Waraabaha ku cunaaya wehel ku manoqothe
qofka laba wajiilaha ah
halagalin wacaad eee
jeceyl aan luguu ogeyn
ayuu waqtigaaga dhumin.
WAA IGA WAANO.
zaki

Kenya

|
Report Abuse
|
Judge it!
|
#239
Jan 4, 2014
 
2- Alla Hodonsaniyaa ! Waxaan furay boorso
jeebeedkeyga ,waxaan ka war helay in ay eber
tahay , waxaan u sii gudbay jeebkeyga oo aan ka
helay xoogaa qadaadiic ah , waxaan si qoto dheer
u baaray qalbigeyga waxaan si kadis ah uga helay
kalgaceylkaada , waah waah alla waxaas ayaa
taajirnimo kaa ah , waxa aan hadda ahay ninka
ugu hodonsan aduunka .
3- Xiliga igu farxadda badneyd aduunka waxa ay
aheyd markaan maqlayay qofka aan jeclahay oo
ku
hadaaqaya magaceyga xiliga jiifka , markaas
ayaan ilaawaa magaceyga .
4- Indhaheyga waxa ay la olalaaan aragaaga
la`aantiisa ,gacamaheyga waa ay maran yihiin
waayo waxa ay tabayaan taataabashadaada ,
faruuryaheyga aad ayay u qalalan yihiin waayo
waxa ay tabayaan baashidaada , niyadeedana
waa ay dilan tahay waayo waad iga maqan
tahay .
5- waxaan aad u jeclahay in aan wehelkaada
ahaado , waxaan u hiloobay dareenkaada iyo
shumintaada , waxaan kaloo u xiisay
shanqartaada degan iyo xiliyadii aan kula
caaweyn jiray runtii aad ayaan kuugu xiisanahay

Tell me when this thread is updated: (Registration is not required)

Add to my Tracker Send me an email

Showing posts 201 - 220 of222
|
Go to last page| Jump to page:
Type in your comments below
Name
(appears on your post)
Comments
Characters left: 4000

Please note by clicking on "Post Comment" you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

98 Users are viewing the Somalia Forum right now

Search the Somalia Forum:
Topic Updated Last By Comments
snowden 8 min Sheikh Voodoo 2
Did you like Siad Barre? 12 min Sheikh Voodoo 6
Robert Anton Wilson Mantra 1 hr anarchist 2
Somalian bastards to be kicked out of Kenya (Oct '11) 1 hr Sheikh Voodoo 42
Why do Somali girls marry Black Boys 1 hr Your average Human 113
gus wayne gabadhii rabta halkanaa laga helaa (Jun '09) 2 hr Jamal 4,237
would you marry your cousin? 2 hr xasan gardheere aka boss 16
futada iyo siilka keba macaan (May '11) 15 hr Ali mohamed 1,531
•••
•••
•••
•••