muntelle maanka

Europe

#196 Mar 18, 2013
kkk anigaabo gabyaa kale hda iga maqashaan amaa iga cayuntaan hee codkeega macankiisaa
mohamed yassin yussuf

Ashburn, VA

#197 Apr 15, 2013
daa'inki ku'uma kugu deeqay wanage darenkada wcn daacigada hagagsan dagananta hadalkiyo danqashada jeclka da'in kugu manestay deqday nafteyde inan kuladaga damcigayga done igusoduruq anu daweyno jcelke mcnto

“Safar Dheer iyo”

Since: Jan 11

Sahay Gaaban

#198 Apr 16, 2013
Gaasiraay sidaadaba
Gunta hoose moogaay
Garashada ka dheeraay
Guurada hurdeysaay
Geerida farxaysaay
Maankeed Gurracaneey
Gocoshada lahaynee

Gabbalkii dhacaayaba
Kuu yahay gabraaree
Goohaan dhammaanayn
Miyuu guulba keenaa?!



Talo waxaad ku gaadhoo
Go’aankaagu uu yahay
Gebogebo xumaan iyo
Guurguur socdaal iyo
Gallimaysi maalmaha
Guryo noqod lahaynoo
Geesaha adduunyada
Guudkeed la meeroo

Garaad iyo ogaal iyo
Ma geddaad lahaydiyo
Gobonimada diidbaa?
Gacanqabasho tuurbaa
Gabannada bireebaa
Gambooleyda laybaa
Garwadeenka duugbaa!

“Safar Dheer iyo”

Since: Jan 11

Sahay Gaaban

#199 Apr 16, 2013
Gacalkiyo xigaalada
Gilgiloo ka qixibaa
Guriyihiyo daaraha
Gaas iyo Basiin iyo
Olol dabo ka galibaa?.


Gocoshaa i haysoo
Waxbaa igu gilgilayee
Geeraar ma doonayn
Gobanimo inaan helo
Gaajan u marayaa
Ganag baan u jarayaa
Gantaalaan u ridayaa
Gumac iyo rasaas iyo
Xabbad baan u ganayaa.


Geesiga dhulkiisuna
Isagaa ka gaaroo
Gumaysiga ka dhawroo
Isagaa Gammaan iyo
Ku gaardiya Fardaha’oo
Galin dhexe habeenkii

Isagaan gam’aynoo
Gudcurkiyo cadada iyo
Goortii xun dhawree.
afnan

Sogn, Norway

#200 Apr 17, 2013
abdiqani wrote:
Dayixii indhaheeeyga naftu teey daaawato dunidda oo idil adaan kaaa doortay Guri duceeysan oo wada dagno daaahiiisu yahay daacad wadajirkiiisu yahay jacayl jooogto ah dhaqankiisu yahay diin albaabkiisu yahay farxad camiraaadiiisu yahay har iyo habeen inaaa kifaaaxno wada daaadaheeeyno ubad daarta aduunyo kuwada dhameeysano anagoo wada joogno oo wada jiifano guri daarta aanqirane aan wada jiifanno jannatul fardoows ayaaan Eebe katuugaaa. Jacaylkii nafteeydooow joogtateeyna waaa guul Insha Allah
woooooooooooooow inabe wan la dhacay wa hdl qofka ku qancayo heart touching rly

“Safar Dheer iyo”

Since: Jan 11

Sahay Gaaban

#201 Apr 22, 2013
Gocorka iyo fulaygiyo
Geddi caadaqaataha
Golahaa xumaantiyo
Gumaysiga la jaalka ah
Heeryada la goobee
Gobolkeena gadayoow
Godka aad qodaysaan
Godobtaad gelaysaan

Gefkaad nagu falaysaan
Idinkoo gumooboo
Gayaankiin ka liitiyo
Farta Goys ku qaba iyo
Gondo raarac mooye
Guul ka gaari maysaan!


Kala gurantay dunidoo
Ninba gaarki socoyoo
Gedduu rabo u jeesaye
Garab guurka jira iyo
Garacnimada yaa dhalay?
Yaa guhaadda wado’oo
Nagu beeray goohaan?.

“Safar Dheer iyo”

Since: Jan 11

Sahay Gaaban

#202 Apr 22, 2013
Anoo gororkii maansada
Daahfurkeeda gabayoo
Ka giigaaya maalmahan
Galayrbaa dig soo yiri
Geeraarna daabacay
Ku gadaamay aayaha
Aniguna gayaankeey
Gaashaanka qaatee
Farriintaa Galayree
Galbeed uu ka keenaan
Aan gorfeeyo xaajada
Geeraarna aan tixo
Suugaan geddeedii
Goolkeedii aan gamo.


London iyo gunteediyo
Gumaysigii horreeyee
Soomaali kala guray
Geddigeedba kala raray
Midba gooni geeyee
Midba geed ku kala xiray
Gacan iyo lixaad iyo
Kala gooyey waligeed
Garbaduubay waa hore
Oo xarig ku giijiyey
Ayaa maanta gool kale
U gurbaan garaacaa
God kalena u qodayoo
Mar kaluu gan surayaa
Waabaayo ganayaa
Sidii galab horreytana
Guumays baa hagaysoo
Gogolxaarna u ahoo
U culaysa Gaawaha.
Abdi Nasir Nasri

Antalya, Turkey

#205 Apr 25, 2013
Wacaney jirkeygi ada jifo dhiigoo jidka mara wadnaha iyo ada jifo labte waxyaha jirkeygi raba ukala warqade wehel inan wadagna wakil iga ahato ka waresto cashaqa wa waxan jeclade wacan sided u aragta

“Safar Dheer iyo”

Since: Jan 11

Sahay Gaaban

#206 Apr 25, 2013
Daruurahahilaaciyo
Dab la shiday habeenimo
Dal fog bay ka muuqdaan

Cishqiguna sidii daad
Ama haradi doollaad
U dusaa dhibkiisuye

Waxaan dado jacaylkaba
Daahyada ku qariyab
Dareenka iyo sheekada
Dadka aan ka dhawraba

Waa dacare soo bood
Sidii daad I soo jiidh
Dibnaheygi soo dhaaf

Hadday mashaqay dunidii
Aduun baan ku doortee
Dambi kale miyaan gallay?

A song by Kinsi Xaaji Aadan (AUN)
Xasan dhuxulow

United States

#207 Apr 25, 2013
Waaa
muhanad

UK

#208 Apr 28, 2013
Sadasha guud iyo suradaha quraankiyo soodkaga macaan ayaa salaan kagadiraya sami iguducey silac weye jaceelkiye sidaan ogsoonahay maalintaan isbaranaa sunlee walaaqo luudiwaayay socodkiye hadaan arkiwaayo muqakaga qurxoon mugdi ayaan dareema)
deeq dalnuurshe love

Ashburn, VA

#209 May 6, 2013
waaan ka danbeyaaa love iyo wixii la mid ah wilal and gabdho
deeq dalnuurshe love

Ashburn, VA

#210 May 6, 2013
asc dhamaaan tiiin
Abdullahi osman ali

United States

#211 May 12, 2013
Waa qiso layab leh oo ku dhac wiil somaliyed oo ku nool mugdisho maalin ayuu safar u aday magalo madaxda g/sh/hoose marka wuxu ku arkay marku tagay magalada gabar iska dhalin yaro ah meeshii ayay isku barten maalmaha waxey isjaraanba wuxu dib ugu so noqday magaladi muqdisho waxay iskula socdeen landline oo waqtiga la isticmalaye malinti dambe waxay soo aday muqdisho waxay ku kulmen wabari oo gabadhii eedadeed daganeyd marka isaga oo ka tagay ayaa gaari ku jiiray wadada isaga oo ka dagaya gariga gabadhii marki ay maqashay wa ay walatay ilaahay nagumarido qisadan oo kale
Abdullahi osman ali

United States

#212 May 13, 2013
Kaalintee kaga jirtaa wax u qabadka dadka ku dan darada ku heyso magala madaxdada mugdisho waxa ku nool dad ka dhigtay hoy bakadaha oo biyo ka dhigtay wadoyinka biyaha fadhista oo cunto ka dhigtay rashinki dhacay 20sano ka hor marka waxa dadka somaliyed waxa loga bahanyahay in ay kenan talo loga bixin karo dhibatada heysata

“Safar Dheer iyo”

Since: Jan 11

Sahay Gaaban

#213 May 13, 2013
Waa arrin laga naxo. Soomaali badan ayaa rafaadsan. Kuwo xitaa u soo hayaamay (soo haajiray) dibaddaha ayuu dhibkaasu haystaa. Illaahey ha inoo gargaarro dhammaanteen.
abdi raxiim

Jeddah, Saudi Arabia

#214 May 16, 2013
waxa adshegeysin waxkamajiran
Wan washtee yaan wada

United States

#215 May 23, 2013
Jclbaa iwaaloo iga lumiyay wada fican igu hanuuniyay wadada xun wax ma arko wax ma maqlo wax ma uriyo waxna ma dha dhamiyo ilaa qofta aan jclhy ka so xasusto mise an magceda ku dhawaqo,
lkn rajo maxey taree qoftan jclaaa wali ay i washay beey iga tagtay,
reer caaan shaq aniga ma qaldan mise ayada qaldan?
Wan washtee yaan wada

United States

#216 May 23, 2013
Duunida waa firaash qalqiga wad fuushan yahay
waa maaldees waa dhibato, murug, ciil, uur-kutaaalo , caro aan dhamaneynin, marna waa qosol, iyo farxad ,reeyn reyn iyo faraxad gaaaban
qof way ka farxisaa kuna qataa waqtigisa farxaad aad dhamaneynin midna wax ku bertaa murug,ciil,uurkutalo iyo caro aan dhama neynin aduun walabada galin adigo u bareero bey ku diidi adigoo sabro ku siin
Leejo yare

United States

#217 May 24, 2013
Naagahan nuux nuux sigooda eyku naajixiyaan naftaan niyadaada kolkey raacdey naar kuleyl kugu noqdaan Nagahan naxaris maleh waalagu noogaa? DIG NIIN INTA KACZIGA WAALAAYO?

Tell me when this thread is updated:

Subscribe Now Add to my Tracker

Add your comments below

Characters left: 4000

Please note by submitting this form you acknowledge that you have read the Terms of Service and the comment you are posting is in compliance with such terms. Be polite. Inappropriate posts may be removed by the moderator. Send us your feedback.

Somalia Discussions

Title Updated Last By Comments
Blacks ruin everything!!! 1 hr Somalibyethnicity... 11
Half Yemeni Half Somali(Help!!! ) (Feb '12) 2 hr Unknown 58
futada iyo siilka keba macaan (May '11) 4 hr dabewase 1,744
Is He Somali? 4 hr Nin somali 79
!!!!!!!!!Do the Ashraaf Somalis intermarry with... 5 hr old soul 10
25 year old lawyer somali women, is it time to ... 5 hr Sofia 5
Wiil Raba Guurdoon Xalaal ah (Aug '12) 8 hr Xalima 372
dhuqmada siilka iyo mida guska tee macaan sidee... (Mar '11) 22 hr nin culus 1,191
gus wayne gabadhii rabta halkanaa laga helaa (Jun '09) Wed hanad walthamstow 4,335
Gabdhaha buuran iyo kuwa dhuuban kuwee raaxo ma... (Apr '10) Sep 16 xamiid kashka 1,314
•••

Somalia People Search

Addresses and phone numbers for FREE

•••